Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 7 Reviews )

Diploma In Financial Accounting 1

$30.00

( 7 Reviews )

Course Level

Intermediate

Total Hour

6h

Video Tutorials

30

Course Content

CHAPTER 01: ACCOUNITNG IN ACTION

  • 10:50
  • The Building Blocks of Accounting
    17:06
  • The Basic Accounting Equation
    04:20
  • Using the Accounting Equation
    16:15
  • Financial Statements
    04:21
  • Accounting Career Opportunities
    03:13
  • ACCOUNITNG IN ACTION Quiz

CHAPTER 02: THE RECORDING PROCESS

CHAPTER 03: ADJUSTING THE ACCOUNTS

CHAPTER 04: COMPLETING THE ACCOUNTING CYCLE

CHAPTER 05: ACCOUNTING FOR MERCHANDISING OPERATIONS

CHAPTER 06: INVENTORIES

CHAPTER 07: FRAUD, INTERNAL CONTROL, AND CASH

About Course

Udub-dhaxaadka ganacsiga waa habeenta iyo maareenta xisaabaadka shirkada, Xisaabaadka waa tiirka ganacsiga, waana luqada ay kuwada xiriiraan dhamaan ganansiyada caalamka.

Barashada xirfada accounting ka waxaa asaas u ah qadasha koorsada financial accounting.

Koorsadan waxa ay kaa caawinaysaa barashada qeebaha xisaabeedka ganacsi walmo ha ahaado ganacsi yar , dhexe ama ganacasiyada waaweeyn.

What Will You Learn?

  • Isticmaalka eqution ka accounting.
  • Qaabka wax loo diiwaan galiyo.
  • Dib-uhabaynta xisaabaadka (Adjusting)
  • Dhamaystirka qeebaha xisaabaad ka (Accounting cycle)
  • Diyaarinta warbixinada sida (Statement of financial position) & (Income statement).
  • Xisaabinta ganacsiga beecmushtarka (Merchandising).
  • Xisaabinta alaabta iibka ay shirkada soo gadatay (Inventory).
  • Xakameenta gudaha shirkada & ka hortaga wax isdaba mariyeenta.

Material Includes

  • Muqaalo Duuban (Pre-recorded Videos)
  • Kitaabka koorsada (Course Material)
  • Layl (Exercise)
  • Muraajacada Macalinka (Revision By Instructor)

Instructor

Mustafe Xareed
4.75 /5

8 Courses

Bare khibrad u leh waxa uu soo gudbinaayo, jecel wax uu barayo ardayda

Student Ratings & Reviews

4.4
Total 7 Ratings
5
6 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
1 Rating
Mahadsanidin Bahda SheerXirfad gaar ahaan Ustaadkeen Mustafa Xareed
MA
2 months ago
Actually it was good course at every side about it,I appreciated My Ustaad Mustafe Hared and also Sheerxirfad Family
FH
2 months ago
My personal experience it was so great
ABDIRAHMAN HAMBALI HAJI
Alle ﷻ ayey mahad oo dhan ay u sugnaatey ii suurtageliyey inaan dhammeeyo Course-kan aadka u qiimaha badan. Markaan bilaabayey kalsooni weyn kuma aan qabin xeerka aan ka joogey maaddadan, laakiin hadda kalsooni ayay i gelisay Course-dan. Waxaan dhihi karaa Course-kan wuxuu ka fiican yahay kuwa badan oo jaamacadaha lagu qaato oo maaddadan la xiriira.

Waxaan mahad aan la soo koobi karin u diraayaa ustaad Mustafa Xareed oo aan jeclaan lahaa inaan wax badan oo maaddadaan Financial Accounting-ka la xiriira ka barto.
Bogaadin
Asc
Alle yaa mahadleh kaas oo ii suura galiyay ina websetka sheerxirfad.com aan course financial Accounting Part 1 ka bilaabo kana dhameeyo waqti yar gudihiis marka xigta waxaa mahadleh bahda sheerxifad.com oo uu ugu horeeyo ustaadkeyga qaaliga ah ee Mustafa xareed kaa oo aan dadaalkiisa iyo dhiirigalintiisa ee iigu suuragashay alle kadib inaan sheerxirfad.com aan ka qaato coureka Financial Accounting Part 1
Waxyaalihii aan ka dhaxlay courseka intaan waday waxaa ka mid’ah habka nidaamsan ee ay casharada isugu xiranyiin , iyo cutub walba markaad dhameyso Paractice la xiriira kaas oo kuu suura galinaya ama kugu dhiirigalinaya inaad ugu gudubto cutubka xiga kaas oo aad kaga gud beyso dhibco ayaga ku sii riixaya inaad cutubka xiga bilowdo adigoo hilow badan u sii qaba
Gabagabadii
Waxaan bogaadinayaa bahda sheerxirfad.com in ay halkaa ka sii wadaan dadaalkooda ku aadan in ay bulshadeena xirfadaha wax ku oolka ay u baahanyihiin ay ka ha qabtiraan

Mahadsanidiin.
$30.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Muqaalo Duuban (Pre-recorded Videos)
  • Kitaabka koorsada (Course Material)
  • Layl (Exercise)
  • Muraajacada Macalinka (Revision By Instructor)

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?