Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 3 Reviews )

Adobe Photoshop CC – Advanced Training Course (Last Update)

$20.00

( 3 Reviews )

Course Level

Intermediate

Total Hour

5h

Video Tutorials

23

Course Content

Course Content

  • How the professionals prepare their folders
    06:36
  • How to Download the Materials You Need Like PSD, and Mockup
    10:52
  • How to Make ID Cards (Front and back)
    18:05
  • How to Make Business Card (Front)
    12:36
  • How to make Business Card (Back)
    11:21
  • How to use mockup
    12:22
  • How to make professional Logo
    12:17
  • How to make Orange Can Design
    11:34
  • How to Make Cover Book Design
    18:08
  • Tips and Tricks ( Magic of Vanishing Point )
    07:58
  • Tips and Tricks (Remove copyright text)
    05:18
  • Tips and Tricks (Powerful technique to cut out trees)
    02:41
  • Tips and Tricks (Fix Cropping Problems )
    02:59
  • Tips and Tricks (Technique to Create Realistic Lipsticks)
    04:26
  • How to make Restaurant Billboard
    17:57
  • How to Edit Photo Like Pro
    12:29
  • How to use Photoshop Actions & Droplet
    15:53
  • How to Make Passport Size Photo ( Sawirada Kurarka ah)
    11:07
  • How to Print a Document
    10:05
  • How to Download External Material You Need and Install in Photoshop Like Fonts & Brushes
    16:06
  • How to make Photo Manipulation (Part One)
    20:01
  • How to Make Photo Manipulation (Part Two)
    21:48

Last Update

About Course

Waa kooras photoshop ah oo u baxaya qaab Advanced ah ama heer sare ah oo lagugu barayo dhamaan Xirfadaha kala duwan ee photoshopka. Waxaa qaadan kara koorsadan dhamaan cidkasta oo isticmaasha photoshop ka.
Marka Koorsadan aad dhamaysato waxaad awood uyeelan oo aad Si buuxda umaamuli Doontaa photoshopka Adigoo Amar Kusiinaya inuu si iskii ah u edit gareeyo sawirada Color ka Aad jeceshahayna uu usaaro kuuguna save gareeyo meesha Aad rabto, Adigoo kamaqan Labtop ka ama iska hurda ayuu intaas oo Hawl ah kuu qabanayaa.

What Will You Learn?

  • Samaynta Business Cards ka, ID Cards ka, Bill boards ka,
  • Samaynta Logo Professional ah iyo dhamaan Designs ka Traditional Marketing ka loo adeegsado.
  • Sida loo Samaysto loona isticmaalo Mockups ka.
  • Edit garaynta iyo qurxinta sawirada kala duwan.
  • Samaynta Sawirada kurarka ah sida kuwa passport ga iyo kuwa ID Cards ka iyo Sida aad print ugu samayn lahayd.
  • Samaynta Designs Photo Manipulations ah.
  • Tips and tricks kusaabsan Phtoshopka.
  • Photoshop Actions ka iyo Samaynta Droplet Cajiiba ah.

Material Includes

  • PSD Files,

Audience

  • Cidkasta oo Photoshop ka isticmaasha Rabtana iney noqoto Khabiir dhanka Photoshop ka kadhisan.

Instructor

Omer Mohamed
4.92 /5

5 Courses

Cumar Maxamed waa Multimedia Artist hal-abuur leh, fadhigiisuna waa jigjiga, Itoobiya. Wuxuu ku takhasusay Photoshop, Aftre effect, Premier pro iyo Kushaqaynta Kaamerada. Cumar waxa uu ku shaqaynayay Xirfadahan ilaa 2018.…

Student Ratings & Reviews

4.7
Total 3 Ratings
5
2 Ratings
4
1 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
CF
6 months ago
Runtii coursekan waa course khuburo iyo aqoon yahano ku farayaraysteen waxaan oran karnaa waa course faaido balaadhan ule qofkasta oo u baahn photoshop advanced
Anigu mudo yar ayaan hada baranayey balse markiiba waxaan arkaa in aaan wax badan faaiday
Abdiaziz Isse
9 months ago
awesome course
thank you for this wonderfull lessons
waxaan aad ugu baahnaa buu ahaa Barnaanijkan photoshopka barashadiisa oo af-somali ku bartana wax badan aa ii fududaaday
thanks ustaad Cumar Maxamed oo marwalba igu dhiri kaliya barashada photoshopka
thank you AGAIN
Ismail Mahamud
12 months ago
Masha allah waa course fiican
$20.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • PSD Files,

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?