Dooro qeybta aad tahay si aad u hesho caawimo loogu talagalay
Ma tahay arday? Halkan ka hel jawaabo su'aalahaaga ku saabsan koorsada, lacag bixinta, isdiiwaangelinta, iyo wax kasta oo kale oo aad u baahan tahay si aad u hesho khibrad wanaagsan.
Ma tahay macallin? Halkan ka hel tilmaamo ku saabsan sidii aad koorso u samayn lahayd, u maareyn lahayd ardaydaada, ugu kordhisan lahayd dakhligaaga iyo wax kasta oo kale.
Ku soo dhaji su'aalahaaga forumka si aad uga hesho jawaabo ardayda kale, macallimiinta, iyo kooxda Sheerxirfad. Soo qor su'aalahaaga walaalaha kale ayaa iyaguna ka faa'iidaysan kara.
Haddii aanad helin jawaabtii aad raadinaysay, kooxdeena taageerada ayaa diyaar u ah inay kaa caawiyaan. Nala soo xiriir si aad u hesho caawimo degdeg ah.
Nala Soo Xiriir