Guides to help you get started with Sheerxirfad
Here are the answers to our most frequently asked questions.
Website-ka Ciwaan ka sameyso kadib macalinimo soo dalbo. Email ayaan kuu imaan markaad macalinimo soo dalbato si isla markiiba ah (Automatic).
Soo Buuxi Foomkaas Kadib markaan qiimeyno koorsadaada waan kula soo xariiraynaa sida oogu degdeg badan, adoo naga heli doono jawaab cad.
Inaad shuruudaha macalinka soo akhriso Baroseeska korena marto!
Hadaaan koorsada ku qanacno, diyaarna ay kuu tahay, kulan fogaan-arag ah ayaan yeelan doonaa si’aan isku wareysaneyno iyo si’aan kuula wadaagno hadduu alle idmo.
Mar hadaad koorso website-ka soo galiso waad ka gudubtay shuuradaha iyo process-ka qiimeynta koorso kalana waad soo gudbin kartaa, kaliya tayada ayaan hubin doonaa si’aan u ilaalino tayada kooryinka aan la wadaageyno dadka soomaaliyeed.
Macalinka 60% ayuu leeyahay, SheerXirfad-na 40% ayey leedahay.
Maya, waxaan ku keydinaa cloud encrypted ah oo aanan lagasoo dajin Karin. Markaad koorsada Cutubyada iyo casharada abuuresyo videos-ka website-ka ma galinaysid anaga ayaad nalasoo wadaagaysoo kadib anaga ayaa galin doonaa oo koorsada ku dari doono.