Select Your Favourite
Category And Start Learning.

Instructors

Your expertise, creativity, and dedication can change the trajectory of a student’s life.

Talaaboyinka Macalinka

Si aad uga midnoqoto barayaasha sheerxirfad fadlan raac tabaabooyinka hoos ku xusan

1. ISDIWAANGALI

Iska diwaangali sheerxirfad macalin ahaan adigoo taabanayo button-ka hoose

2. FOOM-KA HOOSE BUUXI

Waxaad buuxisaa foomkan si aan u qiimayno codsigaaga adigoo taabanaya button-ka hoose.

3. IMAYLKA KUSO DHACO KA JAWAAB

Markii aad buuso foomka waxaa kuuso dhici doona fariin iimayl ah fadlan ka jawaab fariintaa.

Meet our world-class instructors

0/5

1Courses

0/5

0Courses

0/5

0Courses

4.17/5

3Courses

0/5

2Courses

0/5

0Courses

5.00/5

2Courses

0/5

1Courses

Macallin noqo, la wadaag aqoontaada kumanaan arday

Su’aalaha Inta Badan La Isweydiiyo

Waa kuwan jawaabaha su’aalaha qaar inta badan nala weydiiyay. Sidoo kale waad nala soo xiriiri kartaa. Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno.

Waa maxay Shuruudaha la iga rabo si’aan macalin ooga noqdo Sheerxirfad?

Fadlan aqri shuruudaha macalinka ee Sheerxirfad.

Maxaa Xigo markaan Form-ka soo buuxiyo?

Hadaaan koorsada ku qanacno, diyaarna ay kuu tahay, kulan fogaan-arag ah ayaan yeelan doonaa si’aan isku wareysaneyno iyo si’aan kuula wadaagno hadduu alle idmo.

Koorso kale masoo gudbin karaa? Maxaase la iiga baahanyahay?

Mar hadaad koorso website-ka soo galiso waad ka gudubtay shuuradaha iyo process-ka qiimeynta koorso kalana waad soo gudbin kartaa, kaliya tayada ayaan hubin doonaa si’aan u ilaalino tayada kooryinka aan la wadaageyno dadka soomaaliyeed.

Kharashka kasoo xaroodo koorsada meeqaan ku leeyahay macalin ahaan?

Macalinka 60% ayuu leeyahay, SheerXirfad-na 40% ayey leedahay.

Malala soo dagi karaa muuqalada casharada?

Maya, waxaan ku keydinaa cloud encrypted ah oo aanan lagasoo dajin Karin.

Wali su’aal ma qabtaa?

Hawl wadeenadayada ayaa halkan kuu jooga!