Excel For Accounting
About Course
Description/Faahfaahin
Excel ku waa barnaamij xisaabeed loogu talo galay inuu fududeeeyo hab Xisaabayada kala duwan ee goobaha ganacsi .
Waana Barnaamijka kaliye ee aan laga maarmin marka la jooga xisaabinta goobaha ganacsiga xitaa hadii la isticmaalo Barnaamijiyadii ugu dambeeyey ee xisaabadka.
Inta aad dhiganayso Course-kan Excel Accounting ku wuxu dabooli doontaa baahi badan oo looga baahan yahay Goobtada ganacsi iyo xisaabteeda. Excel ku waxa uu ka mid yahay Barnaamijayada ay aadka u isticmaaalaan dhamaan shirkadaha waaweyn & kuwa yar yarba.
Course Content
Chapter One : If Statements
- 10:00
Sum formula
07:00Sum If formula
12:00Count
12:00Ifs blank function
08:00Count If
05:00Average formula
08:00Exam formula
10:00Multiplication Table
09:00
Chapter Two : Vlookup’s
Chapter Three : Payroll Employee calculation
Chapter Four : Set up Budgets
Student Ratings & Reviews
thanks ustad
GOOD
Waa course aad u qiima badan waana fahmay ustaadka courseda waan kaga mahadcelinayaa sida qiimaha badan ee uu inoogu soo bandhigay
ASC ustaad ? sln kadib ........... macalinka qibradiisa waa 75/80%
AFEEF...... Dhaliisheydo waa dhisid ee igama ahan dhagar
course kaan level ahaan waxaa uu ahaa qof cashir looga soo bilaabay BASIC oo intermedia kasii wadanaayay oo Advanced uu u dhiman yahay .
Uma ekeeyn course qofka A to Z laga dhisaayo Data analyst in Excel, sababtoo ah waxaa laga tagay in qofka lafahamsiiyo waxa la bari dooo iyo sida ay u kala baxaan iyo inta qeeyb ay leeyihiin iyo mid walba waxa loo adeegsado . tusaale lama sharxin layout guud ee EXCEL ka sida
" FILE, HOME, INSERT, DRAW , PAGE LAYOUT, FORMULAS, DATA, REVIEW, VIEW, HELP, oo mid walibaahi qeeyb badan oo muhiim ah ay sii hoos tagaan.
Haddii qof aad fahamsiisid ujeedka aad u socotid waxaa hubaal ah in uusan fahmi wayn doonin sida aad wax u wadid ama u rabtid
waxa kaloo ka maqnaa course kaan oo aan layaabay in aysan ku jirinba wax Exercise ama assignment ah oo aad dib uga shaqeeyneysid si aad u fahamtid casharkii aad qaadatay, waana sababta aan 1 cashir oo practice ah aanan u qaadan oo sidii film cml course ka in aan u daawado keentay
waxaan codsanaa course kaan waa mid aad u qiimo badan oo qofkii barto uu si offline/ online / freelance ahaan uu ugu shaqeeynsan karo, sidaas aawgeed in dib u cusboneysiin lagu sameeyo oo Course yada youtube ka yaala inta lasoo fiiriyo habka loo bixiyo DATA ANALYST in laduubo oo dib loo soo galiyo laguna soo daro Assignment badan xitaa kuwa badan ayaa lagaa helaa online-ka oo lagu practice gareeyn karo
aad baad u mahadsan tahay ustaad

thanks