QuickBooks Online Complete 2023
About Course
Quickbooks waa Software accounting, waxaana lagu tilmaami karaa fudeediyaha Shaqo Maalmeeda Xisaabiyaha, Koorsadan Waxaad ku Baran doontaa:
- Rakibidda Xisaabaad ee QuickBooks ll Setting Up Your Account
- Xaraynta Dakhliga iyo Kharashka ll Entering Income and Expenses
- Bangiga iyo Credit Cards-ka ll Working With Banks and Credit Cards
- Maaraynta Xisaabaha Laheli / Labixini ll Managing Receivables and Payables
- Warbixinta iyo Xisaab Marinnada ll Reports And Journal
Hadii Adan hada ka hor soo qaadanin Koorso quickbooks, Ama Aad tahay Qof isticmaalo, Koorsadani waxa ay kuu tahay muhiim, si’aad si sax ah ugu isticmaasho quickbook
Course Content
Halkan Kabilow (Start Here)
-
04:00
Rakibidda Xisaabaad ee QuickBooks ll Setting Up Your Account
Xaraynta Dakhliga iyo Kharashka ll Entering Income and Expenses
Bangiga iyo Credit Cards-ka ll Working With Banks and Credit Cards
Maaraynta Xisaabaha Laheli / Labixini ll Managing A/R and A/P
Warbixinta iyo Xisaab Marinnada ll Reports And Journal
Inventory in QuickBooks Online
Practical Assignment
Student Ratings & Reviews
wa course aad hersareyso really baahidaade dabooleyse aad umahadsanthy ustaadi