Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 1 Review )

Training of Teachers (TOT) (Tababarida Macalimiinta Digital-ka)

$40.00

( 1 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

7h

Video Tutorials

49

Course Content

CHABTER ONE : HALKAN KA BILOW

  • HABAKA ONLINE KA WAX LOGU DHIGO
    07:13
  • YAA WAX KU DHIGI KARA ONLINE
    08:02

CHABTER TWO : HALKAN KA BILOW

CHABTER THREE: POWER POINT

CHABTER FOUR: CAMTASIA

CHABTER FIVE : SAMAYSO FASAL ONLINE AH

CHABTER SIX : SUUQGEYNTA KOORASKA

CHABTER SEVEN : TABO IYO FARSAMOYIN

About Course

ADVANCED TOTT PROGRAM WAA PROGRAM AAN UGU TALA GALAY MACALIMIINTA DOONAYA IN AY AQOONTOODA KUSOO GUDBIYAAN HAB ONLINE AH

WAXA UU KAACAAWIN DOONAA PROGRAMKA ADVANCED TOTT PROGRAM OO U TAAGAN THEACHER ONLINE THEACHING TRAINING AMA NOQONAYA TABABARKA MACALINKA EE HABKA KU BARISTA ONLINE KA INAAD KA DHABAYSO RIYADAADA WAX KUDHISIGISTA ONLINE KA

TABABARKAN WAXA UU KA KOBAN YAHAY TODOBA CUTUB IYO INKABADAN KONTOMEEYA CASHAR WAXAANAN UGU TALA GALAY MACALIMIINTA IYO XIRFADLAYAASHA DANAYNAYA INAY AQOONTOODA UGA FAAIDEYAAN BULSHADOODA IYAGUNA AY KA FAAIDAAN DAKHLI AY KUMAREYAN NOLOSHODA HADII AAD KA MID TAHAY QOLOYINKA AAN SOO SHEEGAY WAXAD PROGRAMKAN KA BRANAYSA AQOON IYO XIRFAD KASTA OOD UBAHAN TAHAY SI AAD AQONTADA UGUSO GUD BISO ONLINE KA IYO SIDO KALE KHIBRADAYDA WAX KU BARISTA NOOCYADA KALA DUWAN EE ONLINE KA OO AAN KUSO JIRAY MUDO LABA SANO IYO BADH AH

SECTIONADA UGU HOREYA EE KORASKA WAXA AAD KU BARAN DOONTAA MEESHA AAD WAX KA BILABAYSO DIYAAR GAROWGA LAGAGA BAHAN YAHAY IYO DHAMAN WAXA AAD UBAHAN TAHAY SI AAD HAWSHAN UGA MIDHA DHALISO

SECTION SADEXAAD EE KOORASKAN WAXA AAD SI ADVANCED AH UGU KU BARAN DOONTAA ISTICMALKA SOFTWERE POWER POINT SI UU KAAGA SAACIDO DIYAARINTA KOORASKAGA AMA NASHQADAYNTA BUGAAGA

SECTIONKA AFRAAD WAXA AAN SI BUUXDA KUUGU BARI DOONAA ISTICMAALKA SOFTWERE CAMTASIA SI UU KAAGA SAACIDO HABEENTA IYOO SOOSAARIDA KOORASKAAGA iyo SIDO KALE EDITTINKA

SECTIONKA SHANAAD EE PROGRAMKAN WAXA AAN KUGU BARAI DOONA WATSAPP BESSNESS TOOLSKA IYO ISTICMAALKA AALADA TELEGRAMKA SI AAD USAMAYSATO FASALKA AAD KUSOO GUDBIN LAHAYD CASHARADAADA IYO KOORASKAAGA

SIDOO KALE WAXA AAD SECTIONKAN SI ADVANCED UGU BRAN DOONTAA ISTICMAALKA ALAADAHA MEETINKA EE ZOOMKA IYO MEETKA

SECTIONKA LIXAAD EE PROGRAMKAN WAXA AAD KU BARAN DOONTAA SI GUUD MARKETINKA IYO SUUQ GAYNTA QIIMAYNTA KOORASKAGA IYO DEJINTA ISTRAJIYAD SUUQ GAYNEED SIDO KALE ISTICMAALKA CANVA SI AAD UGU ADEEGSATO DHISIDA DUGSIGAAGA IYO NASHQADYNTA KORSISKAAGA

WAXA AAD KU BARAN DOONTAA FAHANKA HABABKA KALA DUWAN EE WAX LOO SUUQ GEEYO IYO SIDA LOOGU SAMEEYO XAYAYSIIN FACEBOOGA DHEXDIISA

SECTIONKA UGU DANBEYA KOOORASKAN WAXA AAN KUGULA WADAAGI DOONAA TABO IYO FARSAMOYIN AAD KUU CAAWIN DOONA SIDA MAARAYNTA MACAAMISHA KULSO XIDHIDHA IYO APPLICATIONO IYO XIRFADA AAD UBAAHAN TAHAY INAAD TAQAANO

SI GUUD PROGRAMKAN WAXA AAD KU BRAN DOONTAA XIRFADAHA DIYAARINTA KORSISKA NASHQADAHA XIRFADA VIDOE EDITTINKA AALAADAHA MEETINKA IYO XIRFADA MARKETINKA AMA SUUQ GAYNTA

HADII AAD PROGRAMKAN ISKA DIWAN GELISO UMA BAAHANYSID INAAD SUAAL CID WAYDISO SI AAD UNOQOTO MACALIN ONLINE WAX KU DHIGA

KA FAAIDAYSO QIIMO DHIMISTA BOQOLKIIBA AFARTANKA AH EE AAN KUGU SAMEYAY PROGRAMKA MUDADA KA HADHSAN SANADKA CUSUB WSC

Show More

What Will You Learn?

  • SECTIONADA UGU HOREYA EE KORASKA WAXA AAD KU BARAN DOONTAA MEESHA AAD WAX KA BILABAYSO DIYAAR GAROWGA LAGAGA BAHAN YAHAY IYO DHAMAN WAXA AAD UBAHAN TAHAY SI AAD HAWSHAN UGA MIDHA DHALISO
  • SECTION SADEXAAD EE KOORASKAN WAXA AAD SI ADVANCED AH UGU KU BARAN DOONTAA ISTICMALKA SOFTWERE POWER POINT SI UU KAAGA SAACIDO DIYAARINTA KOORASKAGA AMA NASHQADAYNTA BUGAAGA
  • SECTIONKA AFRAAD WAXA AAN SI BUUXDA KUUGU BARI DOONAA ISTICMAALKA SOFTWERE CAMTASIA SI UU KAAGA SAACIDO HABEENTA IYOO SOOSAARIDA KOORASKAAGA iyo SIDO KALE EDITTINKA
  • SECTIONKA SHANAAD EE PROGRAMKAN WAXA AAN KUGU BARAI DOONA WATSAPP BESSNESS TOOLSKA IYO ISTICMAALKA AALADA TELEGRAMKA SI AAD USAMAYSATO FASALKA AAD KUSOO GUDBIN LAHAYD CASHARADAADA IYO KOORASKAAGA
  • SIDOO KALE WAXA AAD SECTIONKAN SI ADVANCED UGU BRAN DOONTAA ISTICMAALKA ALAADAHA MEETINKA EE ZOOMKA IYO MEETKA
  • SECTIONKA LIXAAD EE PROGRAMKAN WAXA AAD KU BARAN DOONTAA SI GUUD MARKETINKA IYO SUUQ GAYNTA QIIMAYNTA KOORASKAGA IYO DEJINTA ISTRAJIYAD SUUQ GAYNEED SIDO KALE ISTICMAALKA CANVA SI AAD UGU ADEEGSATO DHISIDA DUGSIGAAGA IYO NASHQADYNTA KORSISKAAGA
  • WAXA AAD KU BARAN DOONTAA FAHANKA HABABKA KALA DUWAN EE WAX LOO SUUQ GEEYO IYO SIDA LOOGU SAMEEYO XAYAYSIIN FACEBOOGA DHEXDIISA
  • SECTIONKA UGU DANBEYA KOOORASKAN WAXA AAN KUGULA WADAAGI DOONAA TABO IYO FARSAMOYIN AAD KUU CAAWIN DOONA SIDA MAARAYNTA MACAAMISHA KULSO XIDHIDHA IYO APPLICATIONO IYO XIRFADA AAD UBAAHAN TAHAY INAAD TAQAANO
  • SI GUUD PROGRAMKAN WAXA AAD KU BRAN DOONTAA XIRFADAHA DIYAARINTA KORSISKA NASHQADAHA XIRFADA VIDOE EDITTINKA AALAADAHA MEETINKA IYO XIRFADA MARKETINKA AMA SUUQ GAYNTA
  • HADII AAD PROGRAMKAN ISKA DIWAN GELISO UMA BAAHANYSID INAAD SUAAL CID WAYDISO SI AAD UNOQOTO MACALIN ONLINE WAX KU DHIGA
  • KA FAAIDAYSO QIIMO DHIMISTA BOQOLKIIBA AFARTANKA AH EE AAN KUGU SAMEYAY PROGRAMKA MUDADA KA HADHSAN SANADKA CUSUB WSC

Requirements

  • INAAD HAYSATO COMPUTER
  • INAAD TAQAANO SIDA LOO ISTICMAALO

Instructor

zamiir farxaan
4.71 /5

7 Courses

"furaha guushu waa wax ma korodhsataa wax  cusub ma u barata "

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Masha allaah, Eebbe hakaa ajar siiyo ustaad waa Koorso qiimo badan wax badana ka faa'iiday.
Mahadsanid ustaad Zamiir iyo Bahda Sheerxirfad.
$40.00
Enrollment validity: Lifetime


Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?