Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Furaha Xisaabadka Ganacsiga

$20.00

( 0 Review )

Course Level

Beginner

Total Hour

1h 30m

Video Tutorials

9

Course Content

Hordhaca Koorsada (An Introduction)

Isle’egta Xisaabaadka (Accounting Equation)

Xisaabaha (Accounts)

Xisaab Marinta (Journalizing)

Guurinta iyo Taxanaha (Posting & Trail Balance)

Warbixinta Maaliyadda (Financial Statements)

Layli (Exercise)
Marka aad dhamaysato koorsada iskuday inaad ka shaqayso layliyada

Tusaale Toos Ah (Case Study)
Marka aad dhamaysato koorsada iyo ka shaqaynta layliga iskuday inaad ka shaqayso Case Study

About Course

Koorsadanu waxay kusaabsantahay 5ta shay ee qofkii fahma uusan u baahnayn in wax loo xisaabiyo. This course is about practical steps to the real life accounting.

What Will You Learn?

  • Fahanka Isle'egta Xisaabaadka (Accounting Equation)
  • Noocyada Xisaabaha (Types of Accounts)
  • Qaabka Diiwaangalinta / Xisaab Marinta ( Recording / journalizing Transactions)
  • Qaabka Guurinta iyo Taxanaha ( Posting & Trail Balance)
  • Diyaarinta iyo Akhrinta Warbixinta Maaliyadda (Financial Statements)

Material Includes

  • Muqaallo (Videos)
  • Laylis (Excercises)
  • Tusaale Toos ah (Case Studies)

Audience

  • Ganacsatada (Business people)
  • Maamulayaasha (Managers)
  • Xisaabiyayaasha (Accountants)

Instructor

Maxamuud Cabdisamad Xareed
4.00 /5

3 Courses

Maxamuud Cabdisamad Xareed, ku dhashay baadiyaha Wardheer, Doollo, DDS sanadkii 1985. Dugsiga dhexe ee Shabeelle(2003 – 2004). D/Sare ee Ganacsiga iyo Xisaabaadka ACOSS (2004 – 2007). Jaamacadda SIMAD (2007 –…
Mustafe Xareed
4.75 /5

8 Courses

Bare khibrad u leh waxa uu soo gudbinaayo, jecel wax uu barayo ardayda

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$20.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Muqaallo (Videos)
  • Laylis (Excercises)
  • Tusaale Toos ah (Case Studies)

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?