Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 3 Reviews )

Xisaab Dhawrka Ganacsiga Yaryar (Bookkeeping)

$12.00

( 3 Reviews )

Course Level

Beginner

Total Hour

45m

Video Tutorials

5

Course Content

Cashirrada Koorsada

  • Hordhac (An Introduction).wmv
    08:00
  • Diiwaanka Lacagaha (Cash Book)
    09:00
  • Diiwaanka Daymaha (Customer Book)
    09:00
  • Badeecada (Inventory)
    09:00
  • Xisaab Xidh (Closing Accounts)
    10:00

About Course

Koorsada Xisaab dhawr waxaa loogu talagalay ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexe ee aan awoodin hirgalinta nadaamka xisaabaadka, waxayna kuu sahlaysaa in aad ilaashato xisaabaha ugu muhiimsan sida Lacagaha, Daymaha, Badeecada, Kharashaadka iwm.

(Bookkeeping is a simple accounting designed for SMEs – Small and Medium Enterprises. It helps businesses have standard Cash Book, Customer Book, Simple Inventory records and easy A/Cs Closing and Zakat System)

What Will You Learn?

  • Diiwaanka Lacagaha (Cash Book)
  • Diiwaanka Daymaha (Customer Book)
  • Badeecada (Inventory)
  • Xisaab Xidh (Closing Accounts)

Audience

  • ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexe ee aan awoodin hirgalinta nadaamka xisaabaadka, waxayna kuu sahlaysaa in aad ilaashato xisaabaha ugu muhiimsan

Instructor

Maxamuud Cabdisamad Xareed
4.00 /5

3 Courses

Maxamuud Cabdisamad Xareed, ku dhashay baadiyaha Wardheer, Doollo, DDS sanadkii 1985. Dugsiga dhexe ee Shabeelle(2003 – 2004). D/Sare ee Ganacsiga iyo Xisaabaadka ACOSS (2004 – 2007). Jaamacadda SIMAD (2007 –…

Student Ratings & Reviews

4.0
Total 3 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
1 Rating
1
0 Rating
HM
3 weeks ago
This course was good
BA
2 months ago
course kaan wuu yara fiicnaa balse waxaa habooneeyd in Bookkeeping -ka lagu isticmaalo Excel, sababtoo aduunka digital ayuu u guuray

anigana waxaan maleysanaayay in ay course kaan excel uu ku baxaayo 100%

waxaan rajeynaa course kaan in dib loo cusbooneysiiyo oo sida Excel loogu isticmaalayo Bookkeeping in lagu soo daro , i.a

hanaanka la isticmaalayay ee ah handwriting by book waa old version waana hab uu fahmi karo in uu sameeysto qof walbo oo ganacsi ku jiro

ka aniga ahaan cashar walboo fiirsado Excel ayaan ku qoronaayay , anigoo isticmaalayay features ka kala duwan uu leeyahay

waxaan rajeynaa in codsigayga laga war dooni doono
S
6 months ago
Waad mahadsantihiin bahda sheerxirfad sidoo kale waxaan u mahad celinayaa ustaadka oo Si Hagar la aan ah inoogu dhagay courseda
$12.00
Enrollment validity: Lifetime


Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?