Adobe Premiere Pro 2023
About Course
Koorsadaan waxa aad ku baran doontaa insha allah Sida muuqaalada loo Sameeyo Anagoo isticmaali doono barnaamij ka ugu caasan muqaal sameenta ee Adobe Premiere Pro 2023.Markaad qaadato koris kaan waxaad awood u yeelan doonta In aad ku sameeyso muqaalkaaga rabto.
Course Content
Qaybta Bilawga
- 05:00
Muxuu u baahan yahay Premiere Pro 2023
10:49Halkaan Ka Soo Dagso Premiere Pro 2023
08:56Sameenta goob shaqo
07:20Halka Laga Helo Muqaalo Bilaash ah
06:41Sida Loo Sameesto Sequence kala duwan
12:16Sida Loo Adeegsado Source Panel
06:39Sida Loo Isticmaalo Tools Premiere Pro
18:52Sida Loo Adeegsado Timeline Buttons
13:55
Qaybta Dhexe
Qaybta Dhamaadka
Student Ratings & Reviews
Thank you teacher Sakariye and Sheerxirfad
Mahadsanidiin team share xirfad
ustaad waxaaan ku wasydiinayaa lama soo degi karo premiere pro 2023 waxaaan suaagyaaa muddo dhan ilaa 4 saac inuu asoo dego ,,,,,,, markaa maxaa xala waxa uu sysytemku leeyay your request is on way markaa mxaaa sameeyaaa ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
mahadsanid
mahadsanid
waxaan eng rajayn Zak Ahmed inuu noosoo duubo intermediate course ah oo u badan project yo mahadsanid