Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Research Methodology

$40.00

( 0 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

6h 26m

Video Tutorials

20

Course Content

Chapter 1

  • Research Title
    22:37
  • Introduction to Research Methodology
    43:33
  • Formulation of Research Problem/Statement of the Problem
    28:47
  • Research Questions, Variables and Hypothesis
    27:50
  • Layli
  • Developing a Research Title, Research Problem, and Research Questions on a Chosen Topic in the Field of Study

Chapter 2

Chapter 3

Chapter 4

Chapter 5

About Course

Kusoo Dhawoow koorsada RESEARCH METHODOLOGY!

Koorsadan waa koorso ku baxaysa Afka SOOMAALIGA aanad ku baran doonto islamarkaana kaa siin doonta faham balaadhan Nidaamka iyo Qaabka loo sameeyo research, Daraasaadka, iyo Cilmibaadhis.

Inta aad ku gudo jirto barashada koorsadan waxaad baran doontaa laga soo bilaabo Ciwaanka ama Titleka researchiga ilaa laga soo gaadho soo bandhigida researchiga si faahfaahsan, waxaana kuula socon doonaa in aan kuu tilmaamo Softwarada kaa saacidaya inaad falanqayso xogaha researchiga iyo inaad referencing samayso.

Koorsadan waa koorso kuu damaanad qaadaysa inaad noqoto Researcher Tayadiisa Xirfadeed ay aad u sarayso islamarkaana fahansan dhamaan qaabdhismeedka guud ee research samaynta, waxaa hubaal ah hadii aad barato islamarkaana ka midho dhaliso dadaalka lagaa rabo inaad samayndoonto research duxaya.

Isdiwaangali si aad u noqoto researcher Ifaya!

Show More

What Will You Learn?

  • Gain a solid understanding of the research Methodology.
  • Learn about different types of research methodologies.
  • Formulate effective research problem, questions, hypothesis and objectives.
  • Conduct a comprehensive literature review.
  • Develop skills in critically analyzing and synthesizing research articles.
  • Learn about primary and secondary data sources.
  • Develop skills in qualitative data collection methods.
  • Develop skills in quantitative data analysis using software.
  • Develop skills in qualitative data analysis using software.
  • Understand ethical considerations in research.
  • Learn about the structure and components of a research paper.
  • Develop skills in proper referencing and citation styles.
  • Gain skills in preparing and delivering effective research presentations.
  • and many more.

Material Includes

  • Buug-Gacmeed.
  • Casharo Maqal iyo Muuqaal ah.
  • laylisyo.
  • Mashruuc Diyaarin sida Proposal Development and Research Development.

Audience

  • Ardayda dhiganaysa Jaamacadaha.
  • Cilmi-baadhayaasha (Researchers) ku hawlan daraasaadyada.
  • Xirfadlayaasha ku shaqeeya daraasaad samaynta.
  • Falanqeeyayaasha Ganacsiyada iyo Barayaasha.

Instructor

Hamse Elmi
0 /5

4 Courses

Dedicated and committed to excellence.

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$40.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Buug-Gacmeed.
  • Casharo Maqal iyo Muuqaal ah.
  • laylisyo.
  • Mashruuc Diyaarin sida Proposal Development and Research Development.

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?