Ultimate Adobe Photoshop Training: From Beginner to Expert

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Ku soo dhawoow Course-kan aad ku baran doonto software Adobe Photoshop Kooraskaan waxaad ku baran doontaa dhamman xirfadaha aad u baahantahay
in aad ku noqoto Graphic designer,
Course-kan waxaa loogu talagalay ardayda dooneysa iney wax badan ka bartaan barnaamijka loogu adeegsiga badan yahay caalamka ee lagu sameeyo
Photo editing and Graphic Design ee Adobe Photoshop.

What Will You Learn?

  • Master Adobe Photoshop CC
  • Hordhaca course-ka iyo qeybaha course-kaan
  • Sida loo soo dagsado software Adobe Photoshop
  • Waa maxay magacyada workspace ee adobe Photoshop
  • Sharaxaada Color Mode
  • Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop
  • Hababka Kala duwan ee sawirada loo hagaajiyo

Course Content

Introduction

Color Mude, New document, Multiple and More

Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop Part 1

Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop Part 2

Sharxaada dhamaan 21 Tools-ka kujira Adobe Photoshop Part 3

Hababka Kala duwan ee sawirada loo hagaajiyo

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?