barashada xirfada vidoe edittinku waa mid kamid ah xirfadaha ugu muhiimsan sidoo kalena aan dhamaadka laheen social media ha waxa lasoo geliyo boqolkiiba sagaashan waa vidoe sidoo kale xirfadan waxaad ugu shaqaysan karta iskaa sida inaad youtube wax kusoo gudbiso ama facebook ama tiktok way fududahay barashadeedu iyo adeegsigeeduba
waxaan kuu diyaariyay kooras aad si advance ah ugu baranaysid kooraskan waxa aad kubaran doontaa sofwere ka camtasia oo kamid ah sofwereda ugu caansan vidoe ediitinku
waxaad u adeegsan kartaa sofwerkan youtube vidoeska facebook iyo tiktokba iyo sidoo kale casharada tutorialka ah
wax yaabaha aan sofwerekan uu kaga duwan yahay programada kale ee wax lagu edit gareeyo waxa kamid ah
aad bay ufududahay inaad wax ku edit garayso waqti badana kaaga bixi maayo soosaarida vidoe qurux badan
waxaad ku duubi kartaa screenkaaga iyo codkaaga si high quality ah
waxaad uu leeyahay futures aanay laheen programada kale ee edittinku
waxaad si fudud ku animate garayn karta elementska vidoegaagu uu kakooban yahay sida sawirka qoraalada shabeska iyo vidoeska
waxa uu leeyahay librery aad ka helayso assets aad ubadan sida backgrounska iconska countska codadka iwm sidoo kale waxa aad ku save garaysan kartaa kuwa kuu gaarka sida hordhaca vidoeskaaga codadka aad isticmaasha kalarada shabeska iyo qoraalada hadhowna aad si fudud ugu dari karta vidoegaaga adigoon ku hawshoon
vidoe kasta oo dheer wuxuu kuugu save garaynayaa mudo kooban
kooraskan waxa aad si advance ah ugu baran doontaa i.n sofwrerka bilow ilaa dhamaad
casharada u horeeya kooraska waxa aad si kooban ugu baran doonta qaybaha ugu muhiimsan ee uu softwereku ka kooban yahay sida menu ga toolska canvaska timelineka iyo properts
kadib waxa aad si faahfaah san ugu baran doontaa qayb kasta iyo sida aad u isticmaalaysid
dhamaadka kooraska waxa aad sameen doontaa projectiyo gaagaaban sida 3d rotate pop up picture in picture tutorail sidoo kale waxa aad heli doontaa projectiga vidoegan aad daawanaysid si aad ugu practice garayso
Want to receive push notifications for all major on-site activities?