Beginner’s Video Editing: Premier Pro, Filmora, and ZD Screen Recorder
About Course
Waa mid kamida Koorsooyinka ugu tayada fiican ee lagu barto Video Editing ka Waxaad ku baran doontaan koorsadan Software ka Adobe Premier pro sidoo kale waxaa si free ah ama bilaasha ah kuula socda barasha Wondershare Filmora oo isna ah Software Videos ka lagu Edit gareeyo iyo ZD screen recorder oo ah software lagu duubo shaashada Computer ka.
Koorsadan Markaad qaadato waxaad tahay Video Editor yaqaana oo ku shaqayn kara 3 software oo kala duwan.
Course Content
Introduction to Premier pro
-
05:01
-
How to Dowlaod and install the software
15:41 -
14:58
-
Setting up a new project
04:54 -
Materials for the Course
Importing and Organizing Media
Basic Video Editing Techniques
Enhancing Your Video
Working With Audio
Exporting and sharing your projects
Filmora Lessons
ZD Screen Recorder Lessons
Student Ratings & Reviews
TAKING THIS WONDERFULL COURSE HELPED ME TO TH BASICS OF EDITING THNANK YOU FOR SHARING AND TEACHONG THIS VALUABLE COURSE
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaago khibraddayda aan ka helay koorsada bilawga ah ee Adobe Premiere Pro, oo ay weheliyaan Filmora, ZD Screen Recorder, iyo Media Encoder, oo uu bixiyay Ustaad Omar Mohamed timocade. Koorsadani waxay ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana ku baranay aasaaska muhiimka ah ee tafatirka fiidiyowga, sida loo duubo shaashadda, iyo sida loo hagaajiyo codka iyo muuqaallada waliba si xirfadaysan.
Ustaad timocade wuxuu ahaa hagaha ugu fiican ee aan abid heli karo, isagoo mar walba na siinaya tilmaamo faahfaahsan iyo taageero joogto ah. wuxuuna ii suuro galiyey inaan si kalsooni leh ugu shaqeeyo mashaariicdayda gaarka ah.
Waxaan ugu baaqayaa qof kasta oo xiiseynaya inuu bilaabo safarka tafatirka fiidiyowga inuu iska diiwaangeliyo koorsadan. Mahadsanid Ustaad Omar, waad ku mahadsantahay hagiddaada qiimaha badan!"

nuur calaa nuur aad baan ugu faraxsanahay in aan ka midnoqdo aardayda wax ka barata barta sheerxirfad ,run ahaanti waana uga mahdcelinayaa mclmiinta ardayda iyo dhamaan hawl wadeennnada sheerxirfad.,
cousrsadan hal xidig ayaan ka reebay sabatuna waxaaan yara kahday cashir kamida cashirada kaa oo music-kada iyo codka macalinka ey kala sareeyaan oo music-kada ayaa sareeysa ,,,,,,,,.............
cousrsadan hal xidig ayaan ka reebay sabatuna waxaaan yara kahday cashir kamida cashirada kaa oo music-kada iyo codka macalinka ey kala sareeyaan oo music-kada ayaa sareeysa ,,,,,,,,.............
Asc magacayga waa Ali Abdullahi wxn dhmays tay course dan video editing masha Allah wax badan aya faaiday runti qof waliba oo bilaw ah wx badan ayuu ka baran donaa lacagtada kuma qasaari donto ee ka faaidasayta,Ustaadka so diyariyay aad aya ugu mahad celinaya thank you teacer
I enjoyed it very much. I really appreciate the teacher and whole sheerxirfad team.
masha allah alhamdullilah runtii kooraska macalinka labadaba waxaa waaye 100% course ka macalinka sifiican ayuu u soo diyaariyay runtii halaga faaidaysto gaar ahaan qofkasta oo bilow ah iyo qofka wax ubilaaban yihiin
thank you macalin runtii aad ayaa kaga mahadnaqayaa dadaalkaaga
thank you macalin runtii aad ayaa kaga mahadnaqayaa dadaalkaaga
thanks
Asc Magacaygu waa Zaki From Germany waxaan kamid ahy ardayda Ustaad Omar Mohamed.
Run ahantii Waa koorso aad loso diyariyay aadna dareemysid in Waqti iyo Juhdi badan galy.
Mahsanid Ustaad Kun iyo Kow jeer.
Run ahantii Waa koorso aad loso diyariyay aadna dareemysid in Waqti iyo Juhdi badan galy.
Mahsanid Ustaad Kun iyo Kow jeer.
Asc.. From UK '' London''.. waxaan dhamaystay koorsadan si layaab leh ayaad usoo diyaarisay macluumaad ku haboon arday bilow ah ayaan kala kulmay koorsadan. Waad ku mahadsantahay koorsooyinka friiga ah ee aad noo soo raacisay. Macalin aad baad ugu mahadsantahay waqtigaaga iyo juhdiga aad galisay koorsadan. fahanku waa 100% Af soo maaligu waa maanshaa Allaah. Waxaan ku dhihi lahaa Macalinamda hibaad u leedahay ee haka daalin kana faaiidayso hibadaa Allaah kugu manaystay Maanshaa Allaah. Waanu kuu soo ducaynaynaa iinshaa Allaah.