Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 15 Reviews )

Content Creation – Training / Tababar

$20.00

( 15 Reviews )

Course Level

All Levels

Video Tutorials

12

Course Content

Cutubyada koorsada

  • Koorsadaan yaan ugu talagalay?
    02:24
  • Fikrada
    04:21
  • Sideen Fikrad Ku Helaa
    01:18
  • Qodobada Helida fikrad
    08:00
  • Diiwaan galinta fikrada
    03:00
  • Video script
    04:00
  • Video Script | Tusaale
    03:00
  • wax isku aadinta : tusaale
    02:40
  • Ilalha aad soo xiganayso
    04:30
  • Sideen wax u baaraa
    12:13
  • codka
    05:35
  • Xageen ka keenaa muuqaalada aan adeegsanaayo
    00:00

Instructor

Omar Inshar
4.13 /5

1 Courses

Student Ratings & Reviews

4.1
Total 15 Ratings
5
9 Ratings
4
3 Ratings
3
1 Rating
2
0 Rating
1
2 Ratings
BA
3 weeks ago
Course daan inaba caadi maaha qofka soo gudbiyay waa qof 6sano qibradeeda u leh , wax badan oo badan ayaana ka faa'iidey aad ayaadna u mahadsan tihiin iyo ustaad cumar maxamed inshaar. 100% ayaan ku siiyay
AE
3 weeks ago
Qiimaheeda waa qaali Dadka Loogu talagalay marka la fiiriyo
Omer Mohamed
4 weeks ago
Mansha Allah waan ka filayay Koorsadan iney sidan u qiimo badnaan doonto, Wll Omer inshar Allah haku barakeeyo waxaan kaloo rajeynayaa in aad cashiro kale oo xiiso leh ku soo dari doonto.

sidoo kale waxaan ku faraxsanahay inaan website kii aan koorsooyinka ku soo gudbin jirey ee aan macalinka ka ahaa intaan koorso ka gatay aan ardey ka noqdey
AM
2 months ago
It was fantastic course
KA
3 months ago
Maasha Allah aad ayuu u wanaagsanyahay course-ku.
NO
3 months ago
Asc marka hore waan ku salaamaya wllky cumar inshaar muddo 5 sano kabad ayaan kugu xidhnaa oo la socoabaayay barnaamijyada aad ka hadashid runtii wax badan baan kaa fii iday waxaad ka mitahay dadka aan ku Dayso mar waliba dhanka social media ah couradan badan baa ka faa iday waxaan ahay qof hadda bilaabi raba hawashaan social media ah waliba wadada adiga aad haysid inaan maraan raba macanaha inaan soo muuqado ma rabi

Maxaan igula talin lahyd ustaadii
Ma waxad ileedahay kusoo dhawoow wakhti fiican ayaad timid

Mise meeshan wax faaidi ah laguma haayo ee iska joog

Mahadsanid ustad
AA
3 months ago
run ahaantii waxbadan waan ka faaidey, lkn waxaan jeclaanlahaa in qiimaha koorsada wax la dhimo. waad madsantihiin dhamaan bahda sheer xirfad :).
YF
3 months ago
Barakallahu fiika
AM
5 months ago
Waa course aad u qiimo badan
IB
7 months ago
Alx waxbadan ayaan ka faa,iiday
Jabir Abdullahi
12 months ago
Wax badana ka faaidey Suuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu
HA
12 months ago
shugran ustad mowdoc aan aad ogu bahna waxbadan an kafaiday ayu ahaa
Masha Allah macalin waa course aad iyo aad muhiim u ah oo wax badan laga faa’idayo, Waad ku mahad santahay wakhtigaag qaaliga ah eed galisay diyaarintan course sadan iyo guud ahaan Chanel ka ogaansho iyo omar Inshar ee fandhaal broadcast. Thanks for everything.
MA
1 year ago
waa course cajiib ah cilmi badan aad ka faaiidi doontaan mahadsanid ustaad omar irshar
A
8 months ago
Mahdin badan Omar inshar iyo Teamka Sheer Xirfad Platform oo ah goob waxbrasho oo muhiim ah , waana idinkaga Mahadcelinaa howsha fiican ee aad heysaan.

Koorsada Content Creation waa koorso runtii aan aad udaneen jirey mar uun inaan ka helo qof soomaali ah kaasi oo khibrad fiican uleh mowduucaas, waxaana rajeenaa Walaalaha kale ee iga dambeeyo inay ka faaiideestaan!
$20.00
Enrollment validity: Lifetime


Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?