Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 2 Reviews )

Premier Pro Professional Level: Advanced Video Editing

$30.00

( 2 Reviews )

Course Level

Expert

Total Hour

5h

Video Tutorials

18

Course Content

Module 01: Intro & Techniques for Editing

Module 02: Advanced Techniques for Professional Video Editing

Module 03: Creative Animation Techniques and Editing Styles

Module 04: Special Effects and Advanced Editing Techniques

About Course

Waa Koorso tayadeedu ay aad usareyso oo lagu baraneyo Video Editing ka gaar ahaan software ka Adobe Premier pro Koorsadan waa koorso heer sare ah oo loogu tala galay dhamaan cidkasta oo wax ka taqaana premier pro. Koorsada waxaa la socda practice material iyo Editing tools muhiim ah dhamaan casharadu waa practice Video kasta waxaa la sameynayaa project dhamaystiran.

Hadii ay tahay markii kuugu horeysay ee aad qaadaneyso koorso Video editing ah waxaa muhiim ah inaad soo qaadato koorsadii tan ka horeysay ee ahaynd (Beginner’s Video Editing: Premier Pro, Filmora, and ZD Screen Recorder) taas oo wakhi xaadir kan ku jirta website kan. ama link gan hoose taabo si aad u hesho koorsada bilawga ah.👇👇👇👇👇

Show More

What Will You Learn?

  • Ali Abdel's Editing Style (Tiktok, Reels & Shorts Videos)
  • Advanced Techniques for Creating Reaction Videos
  • Creating Superhero Flying and Landing Effects
  • Realistic 3D Paper Highlighter Animation (Using Photoshop and Premiere Pro)
  • B-Roll Editing Techniques: Cutting to the Beat
  • Color Grading in Photoshop and Premiere Pro
  • Basic 3D Screen Effect Creation
  • Implementation of Sound Effects
  • How to Edit heavy footage
  • Magic tricks: Hide Yourself in a Box

Material Includes

  • Ali Abdal's Assets
  • Green Screen
  • Sound Effcets
  • Document

Requirements

  • Maadaama koorsadu ay tahay mid heer Sare ah waxaa muhiim ah in ay wax kaaga bilaaban yihiin Software ka Premier pro.

Audience

  • Waxaa Qaadan kara Koorsadan Qofkasta oo aqoon u leh software ka premier pro

Instructor

Omer Mohamed
4.93 /5

6 Courses

Cumar Maxamed waa Multimedia Artist hal-abuur leh, fadhigiisuna waa jigjiga, Itoobiya. Wuxuu ku takhasusay Photoshop, Aftre effect, Premier pro iyo Kushaqaynta Kaamerada. Cumar waxa uu ku shaqaynayay Xirfadahan ilaa 2018.…

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
MASHA ALLAH WAXA BADAN AYAN KA FAAIDAYAA
BA
2 months ago
masha allah aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ustaad cumar maxamed sida quruxda badan ee aad course ka noogu soo diyaarisay course kaan 99.9% baan siiyay

Hadii aad wixii update ah nala wadaagtidna aad baan u jeclaan lahayn

MAHADSANIDIIN TEAM SHEERXIRFAD
$30.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Ali Abdal's Assets
  • Green Screen
  • Sound Effcets
  • Document

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?