Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Barashada Whiteboard Animation |Video Scribe

$15.00

( 0 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

1h 45m

Video Tutorials

7

Course Content

Getting Started with VideoScribe

Mastering the VideoScribe Interface

Creating and Completing Projects

Assignments

About Course

Waa koorso aad ku baraneyso Samaynta Whiteboard Animation Gaar ahaan Software ka VideoScribe oo ah mid kamida softwares ka ugu fudud uguna fiican.

Marka hore waxaanu ku baraneynaa sida loola soo dego software ka iyo sida loogu  shubto kadibna waxaan mid mid u baran doonaa tools ka lagu shaqeynayo ee software ka iyo sidoo kale qaabka loo sameynayo animation ka taas oo aanu ugu danbeyta sameyn doono project tijaabo ah oo dhamaystiran kana kooban cod, sawiro qoraal iyo animation.

Waxaa kale oo jira Assignments ardeyda loo dirayo oo ay tahay inay si is kooda uga shaqeeyaan, taas oo ardeyga siinaysa kalsooni dheeraad ah.

Koorsadan waxaa qaadan kara cidkasta wax shuruud ah kuma xidhna ardeyga si uu u qaato koorsadan kaliya waa inuu computer ama laptop haystaa.

Sidoo kale koorsadu waxay udiyaarsan tahay qaabka ugu fudud ee uu ardey kasta oo somali ah fahmi karo.

 

Show More

What Will You Learn?

  • Waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Whiteboard Animation

Material Includes

  • Waxaan soo raaciney Assignments

Requirements

  • Wax shuruud ah lagaaga ma baahna kaliya Laptop waa inaad haysataa

Audience

  • Waxa qaadan kara dhamaan cidkasta

Instructor

Omer Mohamed
4.92 /5

6 Courses

Cumar Maxamed waa Multimedia Artist hal-abuur leh, fadhigiisuna waa jigjiga, Itoobiya. Wuxuu ku takhasusay Photoshop, Aftre effect, Premier pro iyo Kushaqaynta Kaamerada. Cumar waxa uu ku shaqaynayay Xirfadahan ilaa 2018.…

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$15.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Waxaan soo raaciney Assignments

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?