Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 5 Reviews )

Adobe Premiere Pro Masterclass| Video Editing Like Pro

$16.00

( 5 Reviews )

Course Level

All Levels

Total Hour

3h 40m

Video Tutorials

30

Course Content

Introduction

  • 11:00
  • Download Software (Adobe Premiere)
    12:00
  • Download Software (Adobe Media Encoder)
    06:00

Make new project, Squancy and editing software interface

Basic Editing

Adjusting Audio, Video, Text and Color Correction

Essential Graphics

Baro melaha aad uga shaqeysan karto xirfada aad baratay

About Course

Adobe Premiere Pro Kooraskaan waxaad ku baran doontaa dhamman xirfadaha aad u baahantahay in aad ku noqoto video editor,
Premiere Pro waa Barnaamij loogu tala galay Video Editing oo ay samaysay Shirkadda Adobe, kaasi oo ah kan ugu caansan adduunka.
Kooraskaan waxaa loogu talogalay in ay ka faa’idaystaan qof waliba donayo inuu barto video editing ama ahaado qof horay usoo bartay ey wax ubilaaban yihin ama qofan horay usoo baran, labadaa qeybood way ka faideysan karaan kooraskaan.
Kooraskaan Waxa aan ka bilaabi doona gunta hoose ee Adobe Premiere Pro inaga oo ka bilaabi donna Installation-ka Adobe Premiere Pro isticmaalida Tools-ka kaladuwan ilaa aan ka sameyno video dhan waliba ka diyaarsan.
Kooraskaan waxa uu noqon doona mid tobabar dhamaystiran ah kaasi oo aad si fiican aad ugu baran doonto qaybaha kale duwan ee Adobe Premiere Pro ee lagu sameeyo muuqalada kale duwan.
Si lamida Course-kaan kaliya kuma baran doontid xirfada muuqal sameynta silamida waxaan kuu diyaarinay cashar ka kooban ilaa 40 daqiiqo aan kugu bari doono sida  aad ugu shaqeysan karto xirfada aad baratay, waxaan kula wadagi donaa 8 Website aad ugu shaqeysan karto xirfad waliba aad baratay, Si lamida waxaan kula wadaagi donaa 4 fikradood aad uga shaqeysan karto xirfada aad baratay magaalada aad joogto.
“Hadaba Maalgali Aqoontaada Maanta oo Hel Guushaada Mustaqbalka”

Show More

What Will You Learn?

  • Hordhaca course-ka iyo qeybaha course-kaan
  • Sida loo soo dagsado software Adobe Premiere Pro & Adobe Media Encoder
  • Sida loo sameyo cabirada sida You tube & TikTok (Sequence)
  • Sidee loo diyaariya Interface aad ku shaqeyn laheyd
  • Sida loo edit-gareyo video
  • Sida codka loogu hagaajiyo Premiere Pro (Audio gain)
  • Sida muuqalada background-ga looga badalo (Green screen)
  • Sida muuqalada aad ugu sameyn laheyd Blur & Sharpen
  • Sidee qoraladdada effects kala duwan loogu sameyaa
  • Sida kalarka muuqaalka loo hagaajiyo ( Lumetry colors)
  • Motion graphic or assential graphic
  • Baro melaha aad uga shaqeysan karto xirfada aad baratay
  • INTAA IN KABADAN KABAAR QEYBTA CONTENT EE COURSE-KAAN

Material Includes

  • Adobe Premiere Pro CC 2021-2022-2023
  • Adobe Media Encoder 2022

Requirements

  • Si aad kooraskaan u barato waxaa lagaaga baahan yahay inaad heysato computer, si lamida waxaa lagaaga bahan yahay inaad heysatid software Adobe Premiere Pro CC 2021-2022-2023, si lamid software Adobe Media Encoder 2022
  • kasoo intaba aan ku diyaarinay kooraskaan sida aad kula soo dagi laheyd.

Audience

  • Kooraskaan waxaa loogu talogalay in ay ka faa’idaystaan qof waliba donayo inuu barto video editing ama ahaado qof horay usoo bartay ey wax ubilaaban yihin ama qofan horay usoo baran, labadaa qeybood way ka faideysan karaan kooraskaan.

Instructor

AS
4.67 /5

4 Courses

Student Ratings & Reviews

4.6
Total 5 Ratings
5
4 Ratings
4
0 Rating
3
1 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
BA
2 weeks ago
Ustaad Axmed Sahal aad baan kaaga mahad celinayaa sida quruxda badan ee aad noogu soo diyaarisay Course kaan, waliba qaab fudud oo la fahmi karo ayaad noogu sharaxday . aad baad u mahadsan tahay

waxaana ku darsan lahaa inaad soo diyaarisid Course kaan oo Advanced ah , sida Video News , Reaction Videos, and High level video editing IWM sida loo sameeyo adigoo qaabka course kaan cml usoo koobaya.

mahadsanidiin dhamaantiin
ZM
1 month ago
the best
AC
2 months ago
waa course aad u fiican
Abdirizack Ali
6 months ago
Masha alah ustaad waad ku mahadsantahay runtii waa xirfad wacan waxna waan kaa Faraday.
AO
8 months ago
Alhamdulillah Alle ayaa mahad iska leh, intaas ka bacadi waxaan u mahad-celinayaa platform-kan oo I baray xirfad aad luugu bahanayay una dhigayaan sidii ugu haboonayd. Waxaan kula talin lahaa dhamaan cidii danaynaysa in ay iska diwaan galiyaan oo kusoo biiraan.
$16.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Adobe Premiere Pro CC 2021-2022-2023
  • Adobe Media Encoder 2022

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?