Adobe Illustrator Essential Training Course
About Course
Ku soo dhawoow Course-kan aad ku baran doonto software Adobe Illustrator Kooraskaan waxaad ku baran doontaa dhamman xirfadaha aad u baahantahay
in aad ku noqoto Graphic designer,
Course-kan waxaa loogu talagalay ardayda dooneysa iney wax badan ka bartaan barnaamijka loogu adeegsiga badan yahay caalamka ee lagu sameeyo
Vector Drawing-ka, Illustrations & Graphic Design-ka ee Adobe Illustrator.
Course-kani Waa mid dhameystiran oo aad aad ka dhex heli karo wax kasta oo aad uga baahantahay inaad ka barato barnaamijka Adobe Illustrator.
Course-kan inta aad kuguda jirto wax aynu ka soo bilbabi donaa bilow ilaa aynu ka gaadhno heer aad wax kasta ku samayn karts barnaamijka Adobe Illustrator.
Sidoo kale Course-kan waxed ku baran dontaa 15 Websites oo laga helo maclumad la xariira graphic design oo free ah oo dhamaantood ka caawin doona inaad ku noqoto khabiir ku shaqayn kara Adobe Illustraror.
Course Content
Introduction
-
12:00
-
Download Software Adobe Illustrator
06:00