waxa aan joognaa casriga macluumaadka ama informationka hal macluuma ood haysid ama hal fikrad ayaa laga yaabaa in ay kaqaalisan tahay malaayiin dollar
hadaba si aad uga war haysid xadiga macluumaadka gelaya maskaxdaada si aad ugala baxdo wixii ku anfacaya una note garaysatid macluumaadka kuu adeegaya waxa aad ubaahan tahay sestem kaa caawiya arinkaasi
aan kula wadaaga sestemka aan isticmaalo si hadii uu ku anfaco aad uga faaidaysato
mudooyin kii udanbeeyay waxa aan isticmaalayay softwreka notion si aan ugu qorshaysto hawlahayga shakhsiyaded
sida ahdaafta aan doonayo inaan xaqiijiyo caadooyinka aan doonayo inaan dhisto arimahayga ganacsi iyo hawl kasta oo aan qaban rabo waxan ku note garaysta macluumo kasta oon ubaahanahay ama aan ubaahan doono
waxa aan jeclaystay inaan kadiyaariyo kooras si ay uga faaidaystaan bulshada somaliyeed
kooraskan waxa aad si advance ah ugu baran dooonta qabka oo ushaqeeyo softwere ku sida loo isticmaalo databaseska bageska blockska properteska iyo qaabka aad arimahaaga ugu qorshaysan kartid waxa aad samayn doontaa dhamaadka kooraskan projects aad ku fahmi doonto dhamaan waxa aad soo baratay dhamaadka kooraskan waxa aad awoodi doonta inaad dhisato template kasta ood ubaahan tahay
sidoo kale waxa aan kula wadaagi shan kamid ah templateska ugu muhiimsan ee aan isticmaalo dhamaadka kooraska
template koobaad
thers no avrage life either you growing up or dawn up
template kan fikradiisa waxa iska leh qoraaga buuga second brain ee theigo forte waxa uuna kaga hadlaya afar qodob ood kumaamuli karto noloshaada digital ka ah afarta qodob waxa ay kala yihiin
hawlaha aad sida maalinlaha bilaha iyo sanadlaha ah uqabanysid waxa ay ka kooban projects
projectiyada aad kashaqaynaysid ama aad ku hawlan tahay dhinac noloshaada kamid ah ayunbay quseeyaan
sidoo kale waxa aad ubaahan tahay meel ay kuugu kaydsan yihiin macluumaadkii kugu caawin projectiga ama hawshaa aad gacanta ku haysid
project kasta ama hawl kasta ood dhamaysid waxa aad ubaahan tahay boos aad ku kaydisid si waqti kadib hadii aad wax uga baahato ama aad dib ubilowdo ay kuu fududaato
templatekan waxa iskugu kaa soo ururiyey afartaa arimood waxa aad si fudud ku qorshaysanaysaa projectiga aad doonayso inaad ka shaqayso adiga oo haysta macluumaadka aad ubaahan tahay si aad udhamayso hawshaa
some time step back and reflect your life
templatekan waxa aan isticmaalaa subixii inta aanan wax kale qaban iyo habenki inta aanan seexan
waxa aad ku kaydin kartaa dhacddoyinkaaga maalinlaha ah waxa aad uhakagaysid maanta eed waqtigaaga ku bixin iyo tamartaada ku bixinaysid arimaha dhamayntoodu dhamaadka maalinkaaga ku farxad galinayaan
kelmadaha aad isku dhiiri gelisid si aanad uga daali ka dhabaynta riyooyinkaaga
iyo ugu danbayn siduu ahaa maalinkagu
bedele caadooyinkaaga aan fiicneen si aad ubedesho
tempaltekan waxa aad u isticmali karta inaad ku track garayso caadooyinkaaga maalin laha
waxaad si fudud ku ogaan karta bishii inta maalmood ee caadada aad sameeyay iyo inta aanad sameen
jihada ayaa ka muhiimsan darectionka
waxa uu kaacaawinayaa inaad ku qorshaysto ahdaaftaada sanad laha ah kuwa bilaha iyo kuwa todobaad laha ah waxa aad ukala qaybin karta ahdaaftaada qaybo si ay kugu fududaato inaad achive garayso sidoo kale waxa aad si fudud kulasocon kartaa ahdaafta aad xaqiijisay iyo kuwa kuu dhiman
waxa ku kaydsan dhamaan saacadaha lagaso bilaabo lixda subaxnimo ilaa kow iyo topanka habenimo si fudud ayaad ku calaamadin kartaa hawsha aad doonayso inaad ama projectiga aaad doonayso in aad kashaqayso
kafaaidayso kooraska iyo sidoo kale qiima dhimista bisha ka hadhay sanadka kuna qorshayso notion ahdaaftaada iyo hawlahaaga si ay wax badan kuugu qabsoomaan sanadka cusub ugana baaqatid mashquulka iyo dhabqiyaasha nolosha
wsc
Want to receive push notifications for all major on-site activities?