Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 6 Reviews )

Beginner’s Video Editing: Premier Pro, Filmora, and ZD Screen Recorder

$30.00

( 6 Reviews )

Course Level

All Levels

Total Hour

6h

Video Tutorials

29

Course Content

Introduction to Premier pro
Adobe premier pro waa software lagu Edit gareeyo Videos ka waana mid kamida saddexda software ee aad Koorsadan ku dhigan doontaan Haduu eebe idmo. Premier pro gu wuxuu ka kooban yahay 6 cutub oo noqonaya 22 Muuqaal oo cashar ah. sidoo kale Materials kii aad ku practise garayn lahaydeen way la socdaan koorsada waad la degi kartaan.

Importing and Organizing Media

Basic Video Editing Techniques

Enhancing Your Video

Working With Audio

Exporting and sharing your projects

Filmora Lessons

ZD Screen Recorder Lessons

About Course

Waa mid kamida Koorsooyinka ugu tayada fiican ee lagu barto Video Editing ka Waxaad ku baran doontaan koorsadan Software ka Adobe Premier pro sidoo kale waxaa si free ah ama bilaasha ah kuula socda barasha Wondershare Filmora oo isna ah Software Videos ka lagu Edit gareeyo iyo ZD screen recorder oo ah software lagu duubo shaashada Computer ka.

Koorsadan Markaad qaadato waxaad tahay Video Editor yaqaana oo ku shaqayn kara 3 software oo kala duwan.

 

What Will You Learn?

  • Marka uhoreysa Waxaad sifiican u baran doontaa Software ka Adobe Premier Pro oo ah midka ugu fiican ee Muuqaalo Lagu Edit gareeyo
  • Marka Xigta Waxaad si dhibyar u baran doontaa Software ka Wondershare Filmora
  • Sidoo kale waxaad baran doontaa Software ka ZD Screen Recorder
  • Ugudanbayn waxaad noqon doontaa video editor ku shaqeeya Saddex software oo kala duwan.

Material Includes

  • 3 software setups
  • Practical Video Footages
  • Audio

Requirements

  • Wax khibrad ah lagaaga mabaahna kaliya waa inaad laptop haysataa

Audience

  • Waxaa koorsadan qaadan karta cidkasta oo doonaysa iney barato oo ay hada bilawdo Video editing ka

Instructor

Omer Mohamed
4.94 /5

6 Courses

Cumar Maxamed waa Multimedia Artist hal-abuur leh, fadhigiisuna waa jigjiga, Itoobiya. Wuxuu ku takhasusay Photoshop, Aftre effect, Premier pro iyo Kushaqaynta Kaamerada. Cumar waxa uu ku shaqaynayay Xirfadahan ilaa 2018.…

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 6 Ratings
5
6 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AS
1 month ago
Asc magacayga waa Ali Abdullahi wxn dhmays tay course dan video editing masha Allah wax badan aya faaiday runti qof waliba oo bilaw ah wx badan ayuu ka baran donaa lacagtada kuma qasaari donto ee ka faaidasayta,Ustaadka so diyariyay aad aya ugu mahad celinaya thank you teacer
MH
3 months ago
I enjoyed it very much. I really appreciate the teacher and whole sheerxirfad team.
AD
5 months ago
masha allah alhamdullilah runtii kooraska macalinka labadaba waxaa waaye 100% course ka macalinka sifiican ayuu u soo diyaariyay runtii halaga faaidaysto gaar ahaan qofkasta oo bilow ah iyo qofka wax ubilaaban yihiin
thank you macalin runtii aad ayaa kaga mahadnaqayaa dadaalkaaga
FM
5 months ago
thanks
ZM
6 months ago
Asc Magacaygu waa Zaki From Germany waxaan kamid ahy ardayda Ustaad Omar Mohamed.
Run ahantii Waa koorso aad loso diyariyay aadna dareemysid in Waqti iyo Juhdi badan galy.
Mahsanid Ustaad Kun iyo Kow jeer.
AA
7 months ago
Asc.. From UK '' London''.. waxaan dhamaystay koorsadan si layaab leh ayaad usoo diyaarisay macluumaad ku haboon arday bilow ah ayaan kala kulmay koorsadan. Waad ku mahadsantahay koorsooyinka friiga ah ee aad noo soo raacisay. Macalin aad baad ugu mahadsantahay waqtigaaga iyo juhdiga aad galisay koorsadan. fahanku waa 100% Af soo maaligu waa maanshaa Allaah. Waxaan ku dhihi lahaa Macalinamda hibaad u leedahay ee haka daalin kana faaiidayso hibadaa Allaah kugu manaystay Maanshaa Allaah. Waanu kuu soo ducaynaynaa iinshaa Allaah.
$30.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • 3 software setups
  • Practical Video Footages
  • Audio

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?