Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 1 Review )

Featured

PHOTOSHOP Essential Training

$10.00

( 1 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

6h 20m

Video Tutorials

33

Course Content

Qeybta 1aad

  • 05:44
  • 21:00
  • Photoshop Tools
    15:00
  • Photoshop Tools 2
    06:50
  • Layers & Tools
    10:00
  • Layers & Tools 2
    11:18
  • Text clipping mask
    07:17
  • Picture Clipping Mask
    08:11
  • Saving & Exporting Design
    09:46
  • alignments in photoshop
    09:52
  • Websiteyo bixiyo sawiro tayo sare leh
    13:24
  • websites bixiyo Icons
    15:29
  • websites bixiyo colors
    12:05
  • magacyada Website-yada oo dhan
  • challenge 1
    22:50
  • Course Materials

Qaybta 2aad

qeybta 3aad

Qeybta 4aad

About Course

Koorsadan waa koorso ku saabsan barashada isticmaalka software-ka Adobe-photoshop oo loo adeegsado habaynta sawirada iyo nashaqadayntooda. waxaa loogu talagalay dadka ku cusub majaalkan ama bilowga ku ah. hadaba hadii aad ku cusub tahay majaalkan halkan ayaa ah meesha ugu haboon ee aad ka bilaabi lahayd, (from Beginner to Intermediate).

What Will You Learn?

  • Koorsadan waxaa ku baran doontaa isticmaalka software-ka Adobe photoshop oo loo isticmaalo in lagu qurxiyo sawirada iyo in lagu sameeyo nashqadaha.

Material Includes

  • Waxaa la socda koorsada oo aad helaysaa:
  • sawirada dhamaan aan ku dhex isticmaali doonno koorsada.
  • documentiyada photoshops ay ku jiraan nashqadaha aan ku samayn doonno inta ay koorsada socoto.

Requirements

  • Dalabaadka ama waxyaabaha looga baahanyahay ardayga si uu koorsadan u qaato:
  • inaad haysato computer ama laptop leh ugu yaraan RAM 4GB iyo windows 8 ilaa windows11.
  • inaad taqaano isticmaalka computerka ee asaasiga ah (Basic computer application) sida aan kor ku soo xusnay.
  • inaad taqaano sida google-ka wax looga raadiyo maadaama aan u baahan doono inaan google-ka waxyaabo badan kala soo dagno (hadaadan aqoon dhibmalahan koorsada ayaad ku arki doontaa ha isku dhibin.

Audience

  • waxaa baran kara koorsadan:
  • qof walba yaqaana xirfada isticmaalka computerka ee asaasiga ah sida: sida loo shido computer, folder sida loo furo/loo xiro, sida software loofuro/loo xiro.
  • qof walba oo ku cusub barashada Nashqadaynta oo raba inuu billabo
  • qof walba oo raba inuu barto photoshop halkan ayuu ka bilaabi karaa..
  • koorsadan waxaa loogu talagalay levels bilaw ilaa heer dhexe (Beginner to Intermediate).
  • Hadii aad heli karto computer si aad ugu baraatikayso cashirada waad qaadan kartaa koorsada waayo kaagama baahnaa aqoon hore inaad u leedahay.

Instructor

Basra Abdulkadir
5.00 /5

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
MX
8 months ago
Koorso qiimo badan
$10.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Waxaa la socda koorsada oo aad helaysaa:
  • sawirada dhamaan aan ku dhex isticmaali doonno koorsada.
  • documentiyada photoshops ay ku jiraan nashqadaha aan ku samayn doonno inta ay koorsada socoto.

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?