Udub-dhaxaadka ganacsiga waa habeenta iyo maareenta xisaabaadka shirkada, Xisaabaadka waa tiirka ganacsiga, waana luqada ay kuwada xiriiraan dhamaan ganansiyada caalamka.
Barashada xirfada accounting ka waxaa asaas u ah qadasha koorsada financial accounting.
Koorsadan waa qeebtii 2aad waxa ay kaa caawinaysaa barashada qeebaha xisaabeedka ganacsiyada la xiriiro deemaha, maalgashiga iyo qaabka loo falaqeeyo cash ka shirkada iyo warbixinada maaliga.
Want to receive push notifications for all major on-site activities?
oo aqoonteena xisaabaadku ay fiicnaato waxa fiicnaanaya ganacsiyadeena.
Thanks bahda SheerXirfad si gaarana Bare sare Mustafa Xareed.