Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Qoraalka iyo akhriska Afsoomaaliga

$20.00

( 0 Review )

Course Level

Beginner

Total Hour

4h 30m

Video Tutorials

50

Course Content

Casharada koorsaga

  • 04:44
  • 05:44
  • Casharka 3aad ( c, g, f, q, k )
    04:51
  • 04:41
  • Casharka 5aad ( muraajaco dhamaan alifbetaha)
    05:04
  • Casharka 6aad shaqal gaab
    04:00
  • Casharka 7aad shaqal dheer
    02:47
  • Casharka 8aad aad layli ( isku aadi)
    07:25
  • Isku aadi xuruufahan
  • Casharka 9aad ( yeeris)
    02:31
  • Casharka 10aad ( xarafka b,t,j,X,khd,r)
    11:43
  • Casharka 11aad xarafka ( r,s,sh,dh,c,g)
    08:27
  • Casharka 12aad xarafka (f,q,k,l,m,n,w,h,y)
    10:05
  • Casharka 13aad xingaada xarafka (b)
    07:14
  • Casharka 14aad xingaada xarafka (t)
    05:03
  • Casharka 15aad xingaada xarafka (j)
    04:58
  • Casharka 16aad xingaada xarafka (x)
    05:24
  • Casharka 17aad xingaada xarafka (kh)
    03:52
  • Casharka 18ad xingaada xarafka (d)
    04:50
  • Casharka 19aad xingaada xarafka (r)
    04:23
  • Casharka 20aad xingaada xarafka (s)
    02:18
  • Casharka 21aad xingaada xarafka (sh & dh)
    05:09
  • Casharka 22aad xingaada xarafka (c & g)
    05:40
  • Casharka 23aad xingaada xarafka (f &q)
    05:06
  • Casharka 24aad xingaada xarafka (k, l, m & n )
    04:44
  • Casharka 25aad xingaada xarafka (w, h & y)
    04:07
  • Casharka 26aad barashada akhrinta ereyada ka bilawda( b,t,j,x)
    07:08
  • Casharka 27aad barashada akhrinta ereyada ka bilawda( d,r,s,sh)
    07:21
  • Casharka 28aad barashada akhrinta ereyada ka bilawda( dh,c,g,f)
    06:09
  • Casharka 29aad barashada akhrinta ereyada ka bilawda( q,k,l,m)
    05:30
  • Casharka 30aad barashada akhrinta ereyada ka bilawda( n,w,h,y))
    04:19
  • Casharka 31aad barashada akhrinta afka soomaaliga
    09:33
  • Casharka 32aad barashada akhrinta ereyada afka soomaaliga
    06:33
  • Casharka 33aad barashada akhrinta ereyada afka soomaaliga
    05:21
  • Casharka 34aad barashada akhrinta ereyada afka soomaaliga
    03:49
  • Casharka 35aad barashada akhrinta ereyada afka soomaaliga
    02:44
  • Casharka 36aad barashada akhrinta ereyada afka soomaaliga
    01:52
  • Casharka 37aad dhisida weedho gaaban.
    02:20
  • Casharka 38aad dhisida weedho gaaban.
    02:47
  • Casharka 39aad barashada dhisida weedho.
    04:02
  • Casharka 40aad barashada far qurxinta.
    06:40
  • Casharka 41aad dhegeyso ka dibna akhri.
    03:23
  • Casharka 42aad dhegeysi iyo akhris
    03:03
  • Casharka 43aad dhageysi iyo akhris.
    03:08
  • Casharka 44aad akhris sheeko ( asluub wanaag)
    04:22
  • Casharka 45aad dhameystirka sheekada ( asluub)
    04:25
  • Casharka 46aad badaha soomaaliya.
    05:50
  • Casharka 47aad akhrinta ( xushmeynta waalidka)
    04:33
  • Casharka 48aad dhameystirka ( xushmaynta waalidka)
    02:58
  • Casharka 49aad sheekada ( Aadan iyo Cabdi)
    10:23
  • Casharka 50aad dhameystirka sheekada ( Aadan iyo Cabdi)
    07:10

About Course

Koorsagan waxad ku baran doontaa Af soomaaliga qoristiisa iyo akhrintiisa mudo gaaban. Haddaba hadii aad u raadinaysay qof goob ku haboon oo uu ka baran karo AF soomaaliga, waxaad joogtaa goobtii ku habooneed. Hada is diiwan geli oo hada bilaw.

What Will You Learn?

  • Koorsagan waxaad ku baran doonta
  • 1. Qorista Afka soomaaliga
  • 2. Akhrinta afka soomaaliga
  • 3. Far qurxinta

Material Includes

  • Koorsaga waxa la socda
  • 1. Power point slides
  • 2. Layliyo
  • 3. Imtixaano

Requirements

  • Ardayga waxa looga baahan yahay
  • 1. In uu qoro casharada
  • 2. In uu ka soo jawaabo su'aalaha casharada
  • 3. In uu qaato imtixaanaadka

Audience

  • 1. Dadka waa weyn ( adult)
  • 2. Dadka yar yar ( children)
  • 3. Qof walba daneynaayo in uu barto afka soomaaliga ( anyone willing to learn somali language)
  • 4. Dadka soomaalida ah ( somali citizens)

Instructor

Abdikarim Hassan
0 /5

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$20.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Koorsaga waxa la socda
  • 1. Power point slides
  • 2. Layliyo
  • 3. Imtixaano

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?