Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Featured

Kooraska Barashada Farqurxinta Khadka Nuskhada

$50.00

( 0 Review )

Course Level

Intermediate

Total Hour

2h

Video Tutorials

67

Course Content

HORDHAC
Hordhac ku saabsan courseka

  • Qoritaanka Qalinka Khadka
    02:30
  • Lasoo dag oo download garayso kitaabka khadka, kadibna daabaco

CUTUBKA KOOWAAD: Sida loo qoro xarfaha markay kali yihiin
Cutubkan waxaad ku baran doontaa sida loo qoro xarfaha luuqadda carabida, iyadoo lagu bari doono xaraf wanlba iyo marka uu gaar yahay sida loo qorayo.

CUTUBKA LABAAD: Sida loo qoro xarafka bilawga, dhexda iyo gadaal
Cutubkan waxaad ku baran doontaa sida loo qoro xaaladaha kala duwan ee xarafka, marka uu bilawga jumladda joogo, marka uu dhexda jumladda ku jiro iyo marka uu ugu dambeeyo jumladda.

CUTUBKA 3 AAD: Sida loo qoro jumladaha
Cutubkan waxaad ku baran doontaa sida loo qoro jumlado dhammaysiran, xaraf walba waxa lagaa siin doona tusaale.

IMTIXAAN (FINAL EXAM OF THE COURSE)

About Course

Kooraskan waxaad ku baran doontaa farqurxinta luuqadda carabida gaar ahaan khadka nuskhada.

What Will You Learn?

  • Your Arabic handwriting will become amazing.
  • Very outstanding Arabic handwriting.

Material Includes

  • Handwriting book (PDF)

Audience

  • Arabic learners.
  • Quran learners.

Instructor

AY
0 /5

1 Courses

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$50.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Handwriting book (PDF)

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?