Complete English Grammar Course waa koorso aad ku baran doonto naxwaha luuqadda Ingiriiska oo dhamaystiran, waxaana bixinaya Ahmednor Hassan Qayre oo ahaa Bare luuqadda Ingiriiskaa Ku dhowaad 10 sano.
koorsadaan waxaa loogu talagalay qofkast oo wax uga bilaabanyihiin luuqadda islamarkaana doonaya in uu barto sida saxda ah ee loo qoro, loogu hadlo, loona fahmo,
1 Courses
Want to receive push notifications for all major on-site activities?