PHOTOSHOP Essential Training
Join the conversation
Xamse Jimcaale 11 months ago
Maxaa qaodan ustaad video 7 daqiiqo ayuu ku istaagayaa markuu maraaye
Reply
Yaska Mahad 11 months ago
Reply
Ladan Fadumo 12 months ago
Ustaadii winrarku muxuu qaban ama kaa caawin
Reply
Basra Abdulkadir 12 months ago
Waxaa lagu furaa files-ka format-kooda uu yahay .zip ama .rar IWM
Siciid Maryan 1 year ago
Asc maclimda wxan kuweydiinyaa mlagu brankaraa mobile
Reply
Basra Abdulkadir 1 year ago
Maya lguma baran karo versionkan aan hada baranayno waa desktop version. Wuu jiraa isagoo mobile app ah oo talefanka lagu so dagsado oo sawirada lagu edit gareyo lkn sida midka computer lagu isticmalo uma wayna oo features badan ayaa ka maqan
1 Gobfilms 1 year ago
Mansha,allaah Faah faahin Fiican Baad kabixisay Macallin Basra Mahaddanid🙏🙏
Reply
Muse Abdimajiid Sheikh 1 year ago
Good afternoon.mahasanid
Reply
Abdulaziiz Maxammad 1 year ago
Macalimadda wan soo dajiyay lkn Achieve currupted wax saas ah buu leyahy wuuba diiday inaa dajiyo. Window 10 baa igu jira amuu windowga diidan yhy oo window 11 ka uu rabaa?
Reply
Basra Abdulkadir 12 months ago
Maya, window 10 ama 11 midkii kugu jiraba waa ku isticmaali kartaa ustad windowga ma ahan cilada ee waa psd file-ka aad ayaa corrupted noqday. Si aa u xaliso waxaa ka baartaa google ka: Photoshop error archive corrupted. Ku dhufo linkiga ugu horeeya ee kuu soo baxa Ka dibna raac steps ka uu tilmaamayo.
mohamed abdi 1 year ago
jazaakallah wll qaali wax badan bn ka faaiday
Reply
1 year ago
Xooga wuu iibalaaban yahy graphic design waxan ku soo barty pixellab
Reply
Shafici Abdi 1 year ago
Thanks pro
Shafici Abdi 1 year ago
Ibraahim Ahmed 1 year ago
Allah
Reply
Ibraahim Ahmed 1 year ago
Masha
Reply
Abdikani Said 1 year ago
Mahadsanid macalin
Reply
Yamama 1 year ago
Thanks 😊
Reply
ABDISHAKUR AHMED MOHAMED 1 year ago
Masha allah illahey aqoonta hakuu kordhiyo wll guuleyso
Reply
maska cade 1 year ago
Ustaad basra Coursada Full ma aha maxa wye adobe illestr awi
Reply
Basra Abdulkadir 1 year ago
koorsada way socotaa weli photoshopkii ayaan wadnaa markan dhameeno ayan illustratorka u gudbenaa inshaa Allaah.
Umulkheyr Mohamud yusuf 1 year ago
Mahadsanid ustaad basra aad ayaa u mahadsan thy sida wanaagsan aa noo soo gudbinaysid , jazaa kallahaa qeer . ustaad waxaa sii jeclaalaheen makuu course kaan sificaan noo ku dhamaado inaa noo bilaawdid course la dhaho Adobe Animate insha allh ustaad thanks .
Reply
Fadumo 2 years ago
MAHADSANID MACALIN BASRA ANIGA MARKAN PHOTOSHOPKI LA SODAGEY WUU ISHAQAYN WAYEY
Reply
Basra Abdulkadir 1 year ago
Adigaa mudan faaduma. cilad nocee ah ayuu ku soo saaraya marka?
Mohamed Mohamoud 2 years ago
Maansha Allah Tabaraka Allah. Aad baad ugu mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad noogu sharaxday. Ilaahay wanaag hakugu abaal mariyo macalimad, waxan kuu haynaa xushmad iyo Ixtiraam weyn.
Reply
Basra Abdulkadir 1 year ago
Adigaa mudan inbadan mcln. Aamiin Adna sidookale Allaha ku wanaajiyo.
khaalid Maxamed Ibraahim 2 years ago
Mahadsanid Macalin Alle Aqooonta haku barakeeyo
Reply
Basra Abdulkadir 1 year ago
Aamiin Adna Sidookale mcln
Abdiwali 2 years ago
waad mahadsantahay, si qurux badan ayaad uso diyaarisay Barnaamijka
Reply
Basra Abdulkadir 1 year ago
Adigaa Mudan
0% Complete