Short Course Emergency Care koorsadaan waxaad ku baranaysaa aasaaska caafimaad uu qof waliba oo qaangaar ah uu bbaahan yahay inuu barto,
waxaad ku baraneysaa qof haddii uu aktaada ku suuxo waxa aad u qaban karto iyo taalaboyinka aad qofkaas ku caawin lahayd sidoo kale naqaska haddii uu dhago waxa aad u qaban lahayd qofkaas ku caawin lahayd.
jabniinka qof jabay inta uu isbitaalka la geyn maxaa ku qaban kartaa.
qof dhiig baxaayo sida aad noloshiisa aaku bad baadin lahayd ka hor isbitaalka.
tallaabooyin aad ku caawinn karta qof kula jooga haddii u galo xaaladahaan sida
sumoowida, fuuq baxa, margashada iyo wax yaallaha qof inuu xaalad addag ku keeni karo ayaad ku baran doontaa
4 Courses
Want to receive push notifications for all major on-site activities?