koorsadaan waxay ka koobnaan doontaa 7 cutub oo mid waliba oo kamid ah uu muhiim u yaahay bulshadeenna waxaana kamid Koorsadaan waxaa ku baran doontaa :
Nafaqada u jirkaa u ubaahan yahay xilliyada la sameeyo jimicsiga, sida oradka dabaasha, kubada cagta jiimka IWM
Nafaqada guud uu jirkeenna u bbaahan yahay sida kuwa si joogta ah, kuwa xadiga badan laga rabo in la qaato iyo fitiimnada keyd gallo oo uu jirkaaga kaydsan karo.
Child Nutrition nafaqada caruurta ay ubbaahan yihiin gaar ahaan xilliga naas goynta canooyinka la rabo in lagu billaabo iyo sida ay u kale horeeyaan iyo cunnooyinka ka qeyb qaadato koritaanka canuuga.
Nafaqada ay ubbaahan tahay Hooyada Uurka leh iyo fitimmanada ay muhiimka ka athay in laga yareeyo xadiga ay qaaddanayso.
isbadallada ku dhaco qofka marka uu Da noqondo iyo cunooyinka uu u bbaahan yahay
4 Courses
Want to receive push notifications for all major on-site activities?