Maternal SKills Course

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

What Will You Learn?

  • Koorsadaan waxaad ku baran doontaa Xirfadaha laga rabo umuliso waliba iyo dhaqtar waliba ee mustaqbalka jecel inuu ku xeel dheerado cilmiga Hooyada.
  • Waxaad ku baran doontaa cunnooyinka hooyada aysan qaadan karin xiliga uurka.
  • Dhibaatooyinka ku imaan karo marka ay Hooyada dhasho.
  • Dhiig baxa dhalmada kadib waxa sababo iyo sida loo daaweeyo.
  • Ibida calaamadaha lagu garto inay soo fuqday iyo habka ugu fiican ee loo dhaliyo.
  • Uurka calaamadhiisa marxaladaha uu maro iyo marxalad waliba cudurka u gaarka ah ee Hooyada ku dhici karo.
  • Daawoyinka aan Hooyada loo oggaleyn inta ay uurka leedahay.
  • Foosha qeybaheda kale duwan iyo marxaladaha uu maro marka uu cunuga dhallanaayo.
  • Ahmiyad ay leedahay ANC
  • Qandho umuleed cudurka la dhaho waxa sababo iyo sida looga hortago.

Course Content

Chapter 1 Introduction – Hordhac

  • 03:10
  • Casharka 2aad
    02:10
  • Casharka 3aad
    04:25
  • Casharka 4aad
    03:50
  • Casharka 5aad
    03:00
  • Casharka 6aad
    04:22
  • Casharka 7aad
    02:20
  • Quize Cutubka kobaad

CH 2 Importance of Antenatal Care

CH 3 Labor – Foosha

CH 4 Postpartum Hemorrhage PPH

CH 5 Postpartum Complications

CH 6 Drugs used in Pregnancy, Labor and Puerperium

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?