Pharmacology course

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Koorsadaan  waxa aad ku baraneysaa asalka daawada xagee laga keeney markii hore, qeybaha daawooyinka loo qeybiyo, jikra sida uu dawaada ula falgasho, uguna baahdo, waxaad  kale eed baraneysaa casireynta daawada uu  ku sameyo jirkeena si ugu diyaariyo daawada inay raacdo  wareego dhiigga.

Waxaad ku baraneyso  noocyada Antibiotic  cudurdada lagu daaweeyo, calaamdaha saameynta leh side effect ay daawada jikra kaga tagto. iyo sidoo daawooyinka hooyada ay qaaddan karin

waxaad ku  baraneysaa xanuunbaa’iyaalka xamuulka weyn ee marka si qaldan loo isticmaalo isku rogto daroogo.

daawooyinka loo isticmaalo uurka jirta sida daawooyinka gaaska, lalabada,shubanka, baabasiirk iyo daawayooyinka loo isticmaalo cudurada ku dhacdo mimriciradaa.

waxaa kale xiiso leh ood ku baran doontaa  Daawoooyinka xasaasiyada iyo noocyada xasaasiyadka jirka

ugu danbeyn waxaad baran doontaa waxa sababo daawooyinka in lagu daroogobo keena.

Show More

What Will You Learn?

  • Koorsadaan  waxa aad ku baraneysaa asalka daawada xagee laga keeney markii hore, qeybaha daawooyinka loo qeybiyo, jikra sida uu dawaada ula falgasho, uguna baahdo, waxaad  kale eed baraneysaa casireynta daawada uu  ku sameyo jirkeena si ugu diyaariyo daawada inay raacdo  wareego dhiigga.
  • Waxaad ku baraneyso  noocyada Antibiotic  cudurdada lagu daaweeyo, calaamdaha saameynta leh side effect ay daawada jikra kaga tagto. iyo sidoo daawooyinka hooyada ay qaaddan karin
  • waxaad ku  baraneysaa xanuunbaa'iyaalka xamuulka weyn ee marka si qaldan loo isticmaalo isku rogto daroogo.
  • daawooyinka loo isticmaalo uurka jirta sida daawooyinka gaaska, lalabada,shubanka, baabasiirk iyo daawayooyinka loo isticmaalo cudurada ku dhacdo mimriciradaa.
  • waxaa kale xiiso leh ood ku baran doontaa  Daawoooyinka xasaasiyada iyo noocyada xasaasiyadka jirka 
  • ugu danbeyn waxaad baran doontaa waxa sababo daawooyinka in lagu daroogobo keena.

Course Content

Chapter 1 introduction to pharmacology

Chapter 2 Pharmacokinetics

CH 3 Pharmacodynamics.

Chapter Four Opiods

Chapter Five Antibiotics

Chapter Six Pain killers

Chapter 7 Drug Used GIT diseases

Chapter 8 Allergic Drug

Chapter 9 Drug Addiction

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?