Windows 10 (Baro aasaaska Computer-ka)
About Course
Kooraskan waxaad ku baranaysaa Windows 10 Operating System.
Kooraskan wuxuu ka kooban yahay ilaa 8 muqaal oo si faah-faahsan laguugu barayo windows 10.
Ka faa’idayso waa Course bilaash ah, wax lacag ah lagaama rabo.
Course Content
Cutubyada Koorsada
Windows 10 Casharka 1aad
15:46Windows 10 Casharka 2aad
18:30Windows 10 Casharka 3aad
21:42Windows 10 Casharka 4aad
13:18Windows 10 Casharka 5aad
08:29Windows 10 Casharka 6aad
10:08Windows 10 Casharka 7aad
11:08Windows 10 Casharka 8aad
24:32
Student Ratings & Reviews
Ustaad aad baad umahdsanthy runti wx badn baan ka fa'iiday
Is not updated
Thanks
Masha'allah alx marka xigta macalin mahadsanid dadaalka iyo garab istaaga aad noo muujisay qaab tabarucaada ALLAH hakaa abaal mariyo;aaamin aaamin.
course qofka dhameesto certificate malahan miyaa macalin ?
Masha Allah macalin waa course aad iyo aad muhiim u ah oo wax badan laga faa’idayo, Waad ku mahad santahay wakhtigaag qaaliga ah eed galisay diyaarintan course sadan. Thanks for everything.