Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Social Media Marketing & Management Masterclass

$16.00

( 0 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

4h 30m

Video Tutorials

39

Course Content

Facebook Course Content

  • 17:30
  • Create facebook Business Page
    08:00
  • Arrange facebook Business Page
    15:20
  • Professional dashboard
    14:00
  • Create logo
    09:00
  • Facebook page cover design
    13:00
  • Facebook page post design
    10:00
  • Meta Business Suite Tools
    21:00
  • Strategy aad ku hormarin karto Facebook Page Business
    10:30
  • Payment settings
    13:00
  • Poster design
    11:00
  • Create facebook Ad 1
    12:00
  • Create facebook Ad 2
    15:00

Instagram Course Content

Canva Course Content

About Course

Ma jeceshahay inaad barato suuq gaynta Baraha Bulshada (Social Media Marketing) oo aad khibrad dheeraadah u yeelato xayaysiis yada baraha bulshada,
Social Media Marketing waa tababar kuugu diyaar ah platform-ka sheer xirfad.
Tababarkan ama kooraskaan waxa uu ka kooban yahay 2 qeybood ama 2 platforms-ka kala duwan sida (Facebook & Instagram),  2daa platforms aad ku baran doonto basic – intermediate. kooraskaan waxa uu u diyaarsan yahay aasaska hose ee qofwaliba laga doonayo inuu u diyaariyo ilaa mesha ugu dambeyso oo ah xayeysiin marwaliba guuleysta hadey ahaan laheyd 2 platforms-ka kala duwan sida (Facebook & Instagram).
Si lamid waxaad ku baran dontaa course-kaan graphic design adigoo adegsanayo Canva pro
Canva waa madal graphic design bilaash ah oo ku fiican samaynta invitations, business cards, social media posts, iyo in ka badan. A drag and drop interface makes customizing thousands of templates. Qaababka kala duwan ee Canva waxay kuu oggolaanayaan inaad wax ka beddesho sawirrada adigoon aqoon tafatir sawireed oo ballaaran lahayn ama khibrad.
Tababarkan oo loogu talogalay in ay ka faa’idaystaan dhammaan Ardayda, Ganacsatada Soomaaliyeed, Dadka caanka ah, iyo cid kasta oo u baahan in ay horumariso account-yada ay ku leeyihiin Baraha bulshada aadka loo isticmaalo.
Tababarkan waxaad ka faa’idaysaa inaad barato platforms-ka kala duwan ee Social Media sida (Facebook & Instagram), qaabka loo furto Accounts loogu talo galay suuqgaynta iyo horumarinta ganacsiga oo ay ugu muhiimsantahay qaabka loo sameeyo Promotions-ka ama Paid ads-ka.

Show More

What Will You Learn?

  • Sida loo sameyo Facebook & Instagram Business Professional ah
  • 6 Strategy aad ku hormarin karto Facebook & Instagram Page
  • Sida contacts kaada loogu arrange gareyo Facebook & Instagram
  • Sida loo sameyo Logo,Cover design and Poster design adigoo adegsanayo Canva pro
  • Qeybaha kal duwan ee Meta Business Suite Tools
  • Qaabka loo sameeyo Promotions-ka ama Paid ads-ka.

Requirements

  • 2daa platforms waxaad ku baran doonta basic – intermediate.
  • Baro Graphic design adigoo adegsanayo Canva

Audience

  • Tababarkan waxaa loogu talogalay in ay ka faa’idaystaan dhammaan Ardayda, Ganacsatada Soomaaliyeed, Dadka caanka ah, iyo cid kasta oo u baahan in ay horumariso account-yada ay ku leeyihiin Baraha bulshada aadka loo isticmaalo.

Instructor

AS
4.67 /5

4 Courses

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$16.00
Enrollment validity: Lifetime


Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

✕