Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Hagaha Ganacsadaha (Alibaba Masterclass)

$30.00

( 0 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

1h 15m

Video Tutorials

7

Course Content

Cutubyada Koorsada

  • Qaabka isdiiwaan Galinta
    04:33
  • Qaabkuu u Shaqeeyo Alibaba
    08:52
  • Sida Loo Raadiyo Warshadaha Saxda Ah
    19:19
  • Raadinta Alaabta aad Rabto
    07:43
  • Qaabka Lacag Bixinta
    08:52
  • Habka Lacagta Loogu bixiyo Alibaba Dhexdisa
    04:16
  • Sida Loo Soo Raro Wixi aad iibsatay
    14:52

About Course

Dhamaan qof kaste oo jecel inuu ganacsi bilaabo ama kuwa raba inay ganacsigooda sii hormariyaan, ganacsigaas oo aad ku bilaabi karto hal kartoon ilaa koontaynar buuxa, waxan halkan kuugu hayaa Koorso muhiim ah taas oo dhaliyarada ku hanwayn inay ganacsi bilaabaan waliba kharash kooban ay suurto gal u tahay inuu u shaqeeyo weliba uu guulaysto hadii dadaal ku daraan,

Koorsadan waxan ku qadanaynaa qaabka ugu fudud ee China alaab looga soo iibsado taas oo si toos ah wadankaaga kugu imanaysa gaar ahaan halka aad ka degentahay.

What Will You Learn?

  • Waxaan kugu bari doonaa Koorsadan sidi aad warshadaha China toos ula macamili lahayd idinkoo aan cid idiin dhaxayn.

Instructor

Mohamed ali
0 /5

1 Courses

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$30.00
Enrollment validity: Lifetime


Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?