Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Excel For Business Data Analysis

$15.00

( 0 Review )

Course Level

Expert

Total Hour

5h

Video Tutorials

48

Course Content

Excel For Business Data Analysis

  • 09:00
  • 05:00
  • 08:00
  • Isticmaalka Substitute Function Si loo saxo khaladaadka Indirect Function
    06:00
  • Absolute , Relative and Mixed cell Reference
    10:00
  • Tusaalo Mixed Cell Reference
    04:00
  • Mucaadaalka aasaasiga Basic Function
    07:00
  • Fahan qaabka u shaqeeyo Logical Test
    09:00
  • Sidee ushaqaysaa IF Function iyo Nested IF
    10:00
  • Tusaalo Nested IF Function
    08:00
  • Isticmaalka mucaadalaadka OR, AND Functions iyo IF Function
    10:00
  • Dhisida Warbixintii 1AAD adoo isticmaalayo COUNTIF Function With Chart
    07:00
  • Dhisida Warbixintii 2AAD adoo isticmaalayo SUMIF Function With Chart
    08:00
  • Dhisida Warbixintii 3AAD adoo isticmaalayo SUMIFS Function With Chart
    12:00
  • Qurxinta Chart ka
    02:00
  • Warbixinta kusoo saar Sheet cusub adoo isticmaalayo SUMIFS Function
    11:00
  • Kusoo Dhawoow Mucaadallada VLOOKUP
    06:00
  • Xallinta Khaladaadka VLOOKUP Adoo Isticmaalaayo COUNTA
    05:00
  • Xallinta Khaladaadka VLOOKUP Adoo Isticmaalaayo COLUMNS
    06:00
  • Xallinta Khaladaadka VLOOKUP Labo Jadwal Adoo Isticmaalaayo IF ERROR
    06:00
  • Xallinta Khaladaadka VLOOKUP With Approximate Match
    05:00
  • Raadinta Macluumaadka Jadwalka Two way lookup adiga oo isticmaalaayo INDEX MATCH
    05:00
  • Is barbar dhigida labo liis 1
    09:00
  • Is barbar dhigida labo liis 2
    05:00
  • Raadinta Qoraal (Text) Adoo Isticmaalayo Search Function
    05:00
  • Xallinta Qaladaadka Left Function Marka la Isticmaalayo Search Function
    03:00
  • Qaabka qoraalka loogu kal firdhiyo kolomyo kala duwan
    06:00
  • Qaabka loo kala qaado qoraalka adiga oo qarinaayo Column ka 2
    03:00
  • Flash Fill
    02:00
  • Farsamooyinka Qaabaynta Shuruudaha ah(Conditional Formatting Techniques)
    15:00
  • Muuji Dhammaan Safafka Ku Salaysan Hal Shardi
    03:00
  • Muuji Dhammaan Safafka Ku Salaysan Dhoowr Shuruud
    07:00
  • Cashiro kusaabsan Pivot Tables And Pivot Chart
    06:00
  • Beddelka Habka Isku-ururinta ee Jadwalka Pivot
    02:00
  • 10-ka ugu Sarayso ee Falanqaynta Pivot table
    04:00
  • Ku muuji qiimaha sida boqolleyda ee Jadwalka Pivot
    03:00
  • PivotTable ee Xisaabinta Isbeddelka Boqolleyda Sannadlaha ah
    04:00
  • Sidee u Shaqeeyaa Advanced Filter
    08:00
  • Isticmaalka Logical Test si looga soo saaro Warbixinta Sare – Advanced Filter
    06:00
  • Isticmaalka ISNUMBER iyo SEARCH ee Advanced Filter
    03:00
  • Hel 5 ugu sareeyso adoo isticmaalayo Advance Filter
    03:00
  • Hel 5 ugu hooseeyso adoo isticmaalayo Advance Filter
    03:00
  • Raadinta qeeb kamid ah Xuruuftah ee Advanced Filter
    03:00
  • Hordhaca Cashirada Macros
    08:00
  • Sideen oga shaqeeysiiyaa Macros
    03:00
  • Duubidda Macro ee Advanced Filter
    05:00
  • Dhisida Qaab Falaqayn adiga khaas kuu ah 1
    07:00
  • Dhisida Qaab Falaqayn adiga khaas kuu ah 2
    06:00

About Course

Koorsadan, waxaad ku baran doontaa aqoonta iyo xirfadaha  lagaaga baahan yahay si aad u falanqeeyso Macluumaadka adiga oo isticmaalaayo Excel ka. Waxa kale oo aad baran doontaa sida si hufan oo wax ku ool ah loogu dabaqo Mucaadalaadka kala duwan ee Excel adigoo isticmaalaya Tusaalo Dhab ah.

Muuqaalkan hordhaca ah wuxuu muujinayaa muhiimadda Excel, wuxuuna ku tusayaa qaar ka mid ah Qeebaha barnaamijka Excel ka ee koorsadan aad ku qaadan doonto. Waxa kale oo lagu bari doonaa mucaadaaladka kala duwan ee aad baran doonto inta koorsadu socoto.

What Will You Learn?

  • Basic Function
  • Conditional Formatting
  • Pivot Table Analyse
  • Advance Filter
  • Macros

Material Includes

  • 5 hours Pre recorded videos
  • File Exercise
  • Assignment
  • Certificate of completion

Requirements

  • Microsoft Excel on your Computer

Instructor

Mustafe Xareed
4.71 /5

8 Courses

Bare khibrad u leh waxa uu soo gudbinaayo, jecel wax uu barayo ardayda

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$15.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • 5 hours Pre recorded videos
  • File Exercise
  • Assignment
  • Certificate of completion

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?