Course-kan waxa uu Qofka ku tabobari doonaa sidii uu shaqo Rasmi ah uu ku heli lahaa, waxa uu kaa caawin dooonaa Diyaarinta Agabka shaqodoonka laga rabo sida CV, Cover letter, Refrence letter iwm. waxa uu ardayga bari doonaa farsamooyinka ugu fiican ee loogu guulaysto Interview-ga, waxa aad ogaan doontaa Xirfdaha muhiimka ah, hababka dadka loo dhex galo, iyo tabaha uu uga looga dhex raadsado shaqo Baraha Bulshada.
Want to receive push notifications for all major on-site activities?