Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 5 Reviews )

Baro Asaasiyaadka AutoCAD.

Free

( 5 Reviews )

Course Level

Intermediate

Total Hour

3h 20m

Video Tutorials

23

Course Content

AutoCAD Interface

Drawing Simple Geometry

Annotating Simple Designs

Communicating your Design

Conclusion

What Will You Learn?

  • Kooraska waxaad ku baran doontaa Software-ka Engineerada dhamaan aysan ka maarmin ee AutoCAD. Waxaad baran doontaa:
  • 1. Interface ka Software-ka
  • 2. Sida Geometry kala duwan loogu daro naqshadaada.
  • 3. Qoraal, Cabir iyo Jadwal sida loogu daro.
  • 4. Sida Page Setup loo diyaariyo, Viewports loogu daro.
  • 5. PDF sida loogu badalo Naqshadaada, loolana wadaago dadka kale si fudud.

Audience

  • Injineerada iyo dadka ka shaqeeyo Dhismaha iyo Injineeriyadda kale.

Instructor

Abdiwali Khalif
5.00 /5

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 5 Ratings
5
5 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
MA
1 month ago
aad iyo aad ayaan macaan saday sida macalinka uu u sharaxayo masha ALLAH. Mahadasanid Macalin
KA
2 months ago
Asc wr wbrk
Ustaad aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinayaa, waad ku mahadsantahay howlaha muhiimka ah ee aad uheyso dhalinyarta soomaaliyeed.
Wax-badan ayaan ka faaiday koorsadaan, waxaan jeclaan lahaa koorsooyin kaloo badan oo qiimo jaban in aad nagu soo hagaajisaan.
AA
3 months ago
SO USEFUL THANK YOU SO MUCH
MI
4 months ago
aad iyo aad bay iianfacday i.a wxaan rajyanay inaa kafaaiidayso qaybaheeda kale hdddii la diyaariyo.good luck team sheerxirfad
JA
9 months ago
This course can help the using of basic Autocad .
so thanks sheerxirfad I hope with take great courses.
Free
Free access this course
Enrollment validity: Lifetime


Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?