Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Building Material Cost Estimation

$17.00

( 0 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

3h 40m

Video Tutorials

36

Course Content

Bmce lesson 1 to 5
Qaybtan waxaan ku baran doona sida loo xisabiyo aas aasiyadka qiimaynta Dhismaha iyo casharo ku sabsan seeska guriga

BMCE Lessin 6 to 10
Qaybtan waxaan ku baranynaa Jaajurka sida loo xisabiyo tiradisa iyo qarashkisa soo kale shubka sida lo xisabiyo Mugiisa dhaman structureda dhismuhu ka koobanyahy

BMCE lesson 11 to 17

BMCE lesson 18 TO 32
Gypsum Painting Formwork Roof works Rebar estimation

About Course

Waa Koorso u diyaarsan habkii aad u xisaabin lahayd qarashadka dhismaha adiga oo ku baran doona habka loo soo saaro Volume-ka (muga), Area-da ( baaxada) shay leeyahay islamarkaana soo saraya tirada loo bahanyahay agabka dhismaha shaqa walba dhismaha quseysa lagasoo bilaabo guriga asaaskiisa ilaa Roof-ka (Saqafka) ugu danbeyna iyado aan laga tagin biraha, shubka iyo marmarka.

What Will You Learn?

  • Habka loo xisabiyo shay walpa nashqada dhismaha kujira mugiisa iyo baaxadiisa.
  • Habka qiyasida qarashaadka agabka dhismaha.
  • In aad awood u yeelato kana jawabi karto agabka dhismaha marki wax laga waydiiyo intaaas maxaa ku filan/ nagu filan.

Material Includes

  • Videos
  • PDF
  • DWG files

Audience

  • Engineers
  • foreman
  • engineering students

Instructor

Hamze Omar
0 /5

1 Courses

Waxan ahay xamse cumar xirfad ahan ku shaqeeya Construction site engineer so kale sameya Graphic design iyo webdesign Run gareeya Youtube Channelka Ilabaro institute 

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$17.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Videos
  • PDF
  • DWG files

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?