Select Your Favourite
Category And Start Learning.

Diploma In Financial Accounting

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Bundle

Labo koorso oo dhamaystiran ah asaaska cilmiga xisaabaadka, waxaa ugu talagalan ardayda danaynayso barashada cilmigan si qoto dheer ah.

 

What Will You Learn?

  • Isticmaalka eqution ka accounting.
  • Qaabka wax loo diiwaan galiyo.
  • Dib-uhabaynta xisaabaadka (Adjusting)
  • Dhamaystirka qeebaha xisaabaad ka (Accounting cycle)
  • Diyaarinta warbixinada sida (Statement of financial position) & (Income statement).
  • Xisaabinta ganacsiga beecmushtarka (Merchandising).
  • Xisaabinta alaabta iibka ay shirkada soo gadatay (Inventory).
  • Xakameenta gudaha shirkada & ka hortaga wax isdaba mariyeenta.
  • Deenta ku maqan macaamiisha (Accounting for receivable).
  • Hantida shirkada sida dhulka guryaha... (PPE & Intangible assets)
  • Deemaha shirkada lagu leeyahay (Liabilities)
  • shirkadaha nooca (Corporation)
  • Maalgashiyada (Investment)
  • Warbixinta lacagta shirkada (Statament of cash flow).
  • Taxliinita warbixinta (Financial statement analysis).