Select Your Favourite
Category And Start Learning.

( 0 Review )

Mastering After Effects: From Zero to Hero

$30.00

( 0 Review )

Course Level

All Levels

Total Hour

5h

Video Tutorials

17

Course Content

Beginner Lessons
Qaybtani waa Bilaw oo waxaad ku baraneysaa qaybaha aas aasiga ah ee software ka After effects.

  • 05:39
  • How to Install and After effects Composition
    14:19
  • Layout and workspace
    10:13
  • Tools and transform Amination
    10:48
  • Keyframing Basics
    10:56
  • Exporting Videos
    07:53

Advanced Lessons:
Qaybtan iyadna waa qayb aad muhiim u ah waxaanad ku baraneysaa sida loo sameeyo xayeysiiyada ama promotions ka qaaliga ah Hadeytahay Mobile app promotion website presentation amaba se promo caadiya, sida loo sameeyo shaashada Tv yada waawayn iyo sida loo saxo Audio Spectrum ka hirarka Codka. Sidoo kale waxaad ku baran doontaa sida loo badalo templates after effects ah iyo waliba Meesha laga helo templates free ah iyo sida loo isticmaalo

Course Resource

About Course

Koorsadan waxaad ku baran doontaa software ka After effects waa software cajiib ah oo dadka sifiican u yaqaanaa ay yar yihiin fursadihiisa shaqona ay aad usareeyaan. kadib markaad qaadato koorsadan meelkasta oo caalmaka kamida waad kaga shaqaysan kartaa

What Will You Learn?

  • sida loo sameeyo xayeysiiyada ama promotions ka qaaliga ah Hadeytahay Mobile app promotion website presentation amaba se promo caadiya
  • Sida loo sameeyo shaashada Tv yada waawayn
  • Sida loo saxo Audio Spectrum ka hirarka Codka
  • Sida loo badalo templates after effects ah iyo waliba Meesha laga helo templates free ah iyo sida loo isticmaalo
  • Sida loo sameeyo essential graphics adoo isticmaalaya after effects kadibna aad uga dhigi karto template ku shaqeynaya Premier pro.

Material Includes

  • Template after effects ah

Requirements

  • Waxa lagaaga baahan yahay inaad wax ka taqaano software ka photoshop iyo premier pro

Audience

  • Waxaa Qaadan kara koorsadan Cidkasta qof bilaw ah iyo qof horey u isticmaali jirey software ka

Instructor

Omer Mohamed
4.94 /5

6 Courses

Cumar Maxamed waa Multimedia Artist hal-abuur leh, fadhigiisuna waa jigjiga, Itoobiya. Wuxuu ku takhasusay Photoshop, Aftre effect, Premier pro iyo Kushaqaynta Kaamerada. Cumar waxa uu ku shaqaynayay Xirfadahan ilaa 2018.…

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
$30.00
Enrollment validity: Lifetime

Material Includes

  • Template after effects ah

Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

Want to receive push notifications for all major on-site activities?