Mastering After Effects: From Zero to Hero
About Course
Koorsadan waxaad ku baran doontaa software ka After effects waa software cajiib ah oo dadka sifiican u yaqaanaa ay yar yihiin fursadihiisa shaqona ay aad usareeyaan. kadib markaad qaadato koorsadan meelkasta oo caalmaka kamida waad kaga shaqaysan kartaa
Course Content
Beginner Lessons
- 05:39
How to Install and After effects Composition
14:19Layout and workspace
10:13Tools and transform Amination
10:48Keyframing Basics
10:56Exporting Videos
07:53
Run ahaantii, koorso noocan oo kale ah isma lahayn afsoomaali ayaad ku helaysaa, laakiin Ustaad Omar wuxuu inoo suurtageliyay inaan helno. Waxay ahayd khibrad waxbarasho oo aad u heer sarreysa, Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Ustaad Omar timocade juhdiga iyo waqtiga uu geliyey inuu noo diyaariyo macluumaad tayo leh.
Waxaan kula talinayaa qof walba oo doonaya inuu kor u qaado xirfadiisa video editing ka inuu iska diiwaangeliyo koorsadan. Mahadsanid, Ustaad!"