Form 4 Af-Soomaali imtixaanka qaranka 2024 iyo jawaabihiisa
Imtixaanka qaranka Fasalka 4aad ee 2024 ee Form 4 Af-Soomaali, su'aal su'aal. Ku gal adigoo waqti leh sida imtixaanka dhabta ah, kadibna arag jawaabta iyo sharaxa su'aal kasta.
- 44 su'aalood, 100 dhibcood
- 120 daqiiqo
Gal imtixaankan
120 daqiiqo, 100 dhibcood. Su'aalaha doorashada waa laguu saxayaa; jawaabaha qoraalka adiga ayaa ku saxaya qodobada sixitaanka.
Akoon bilaash ah ayaa loo baahan yahay si aad u bilowdo, si jawaabahaaga iyo natiijooyinkaaga loo kaydiyo.
Tilmaamaha ardayga
Fadlan jawaabaha ku qor buugga jawaabaha.
QEYBTA 1AAD: Sheeko (Fahanka Akhriska) (30 dhibcood), B. Goobo geli xarafka ka horreeya warcelinta saxda ah
Akhri sheekada soo socota kadibna ka warceli weydiimaha soo socda.
- 12 dhibcood
Erayga "miyi" macnihiisu waa:
- A.Tuulo
- B.Baadiye
- C.deegaan
- D.Barrin
- 22 dhibcood
Erayga "gurbood" macnihiisu waa:
- A.Carruur
- B.kuray
- C.barbaar
- D.inan
- 32 dhibcood
Erayga "Duunyo" lidkiisu waa:
- A.Xoolo
- B.Dad
- C.Dugaag
- D.Ugaar
- 42 dhibcood
Erayga "ishkin" macnihiisu waa:
- A.Geel iyo gammaan
- B.Ari iyo lo'
- C.Geel iyo ari
- D.Lo' iyo geel
- 52 dhibcood
Erayga "Gasiin" macnihiisu waa:
- A.Caano
- B.Biyo
- C.Cunto
- D.Shaah
- 62 dhibcood
Erayga "farasmagaale" macnihiisu waa Magaalada:
- A.Bartamaheeda
- B.daafaheeda
- C.hareereheeda
- D.jidadkeeda.
- 72 dhibcood
Erayga "Ashqaraar" macnihiisu waa:
- A.qosol
- B.Farxad
- C.Xanaaq
- D.Yaab
- 82 dhibcood
Erayga "Dugaag" macnihiisu waa:
- A.Bahal
- B.Biciid
- C.Deero
- D.Gari
- 92 dhibcood
Sheekada: Beribaa waxaa jirey nin reer miyi ah, waxa uu lahaa xoolo ka kooban ishkin iyo ari, nolol barwaaqo ah ayuu ku noolaa, gasiin wacan iyo gurbood ama carruur ayuu heystey, waxaa uu degganaa dhul ramaas iyo biyaba leh oo carra san ah, gaadiid ahaan waxa uu lahaa gammaan iyo awr; kaas oo muhiim u ahaa nolosha dadka reer guuraaga ah maadaama ay mar walba guurguuraan, isla markaana ay biyaha ka doontaan ceelal ama gal biyood ka fog deegaanka ay deggan yihiin. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu magaaladaa u soo iib geeyey ari jar ah; si uu ugu muraadsado ama ugu daneysto, waxa uuna soo abbaaray suuqa lagu iibiyo xoolaha, isaga oo jarkii geeyey sayladda, ugu horreyntii waxa uu la kulmay dallaalkii sayladda, jarkiina waa la baayacay, dabadeena la iibiyey, isaga oo faraqa loogu shubay lacagtii kaashka aheyd, ka dibna waxa uu u soo dhaqaaqay guri ay degganaayeen dad qaraabadiisa ahaa oo ku noolaa magaalada, markii uu yimid guriga oo ay ehelkii kala warqaateen ayuu u sheegay in uu suuqa ka soo muraadsanayo, uuna u baahanyahay qof u rafiiqa oo ka caawiya tukaameysiga, wiil yar oo reerka ka mid ahaa ayaa raacay; si uu u tuso meelaha uu rabo, markii uu farasmagaalaha yimid ayuu la ashqaraaray fooqyada dhaadheer, laamiyada, baabuurta kala duwan ee isdaba socota, dadka tirada badan ee raxan raxanta u socda, si gaar ah waxa uu la yaabay nin taraafiko ah oo isaga oo aamusan gacmaha hadba dhan u taagaya, wiilkii yaraa ayuu weydiiyey: "Waa maxay ninkan gacmaha taagtaagaya?" Waana uu qoslay! Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabay: "Adeer ninkan waa taraafiko, waxa uu kala celiyaa baabuurta maraysa waddada, si aanay isu cariiryin." Ninkii reer miyiga ahaa isaga oo yaaban ayuu yiri: "Rag waa kala howl". Wiilkii yaraa oo dhoolla caddeynaya ayaa yiri: "Adeer waa sax, tani waa mid ka mid ah howlaha magaalada muhiimka u ah, ee wax ma iiga sheegi kartaa, howlaha miyiga ama baadiyaha?". Haa, ayuu ku warceliyey, isaga oo raaciyey: "howlaha miyigu waa badan yihiin, waxaana ka mid ah: dhaqashada xoolaha, sida waraabinta, daajinta, iyo in laga dhowro dugaagga, sidoo kale shaqooyinka miyiga waxaa kamid ah: falashada beeraha, iyo ugaarsiga". Wiilkii yaraa waxa uu ka helay howlaha iyo hab nololeedka miyiga, waxa uuna u mahad celiyey ninkii reer miyiga ahaa. In yar ka dib ninkii waxaa la geeyey suuq weynihii uu doonayey in uu ka soo muraadsado, waxa uuna gatay wixii uu u baahnaa, mahad celin iyo macsalaameyn reerkii ay qaraabada ahaayeen ka dibna, ninkii reer miyigaa ahaa waxa uu u laabtay reerkiisii, isaga oo u geeyey dhar iyo dhuuni iyo agabyo kala duwan oo muhiim u ah dadka iyo duunyada, ka dib waxa uu reerkiisii uga sheekeeyey nolosha magaalada isaga oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyey, "magaalo waxa ay ku dhisan tahay waxa miyiga yaalla". Ninka reer miyiga ahaa waxa uu ku noolaa nolol:
- A.Ciriiri ah
- B.Barwaaqo ah
- C.Cabsi ah
- D.Sabool ah
- 102 dhibcood
Sheekada: Beribaa waxaa jirey nin reer miyi ah, waxa uu lahaa xoolo ka kooban ishkin iyo ari, nolol barwaaqo ah ayuu ku noolaa, gasiin wacan iyo gurbood ama carruur ayuu heystey, waxaa uu degganaa dhul ramaas iyo biyaba leh oo carra san ah, gaadiid ahaan waxa uu lahaa gammaan iyo awr; kaas oo muhiim u ahaa nolosha dadka reer guuraaga ah maadaama ay mar walba guurguuraan, isla markaana ay biyaha ka doontaan ceelal ama gal biyood ka fog deegaanka ay deggan yihiin. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu magaaladaa u soo iib geeyey ari jar ah; si uu ugu muraadsado ama ugu daneysto, waxa uuna soo abbaaray suuqa lagu iibiyo xoolaha, isaga oo jarkii geeyey sayladda, ugu horreyntii waxa uu la kulmay dallaalkii sayladda, jarkiina waa la baayacay, dabadeena la iibiyey, isaga oo faraqa loogu shubay lacagtii kaashka aheyd, ka dibna waxa uu u soo dhaqaaqay guri ay degganaayeen dad qaraabadiisa ahaa oo ku noolaa magaalada, markii uu yimid guriga oo ay ehelkii kala warqaateen ayuu u sheegay in uu suuqa ka soo muraadsanayo, uuna u baahanyahay qof u rafiiqa oo ka caawiya tukaameysiga, wiil yar oo reerka ka mid ahaa ayaa raacay; si uu u tuso meelaha uu rabo, markii uu farasmagaalaha yimid ayuu la ashqaraaray fooqyada dhaadheer, laamiyada, baabuurta kala duwan ee isdaba socota, dadka tirada badan ee raxan raxanta u socda, si gaar ah waxa uu la yaabay nin taraafiko ah oo isaga oo aamusan gacmaha hadba dhan u taagaya, wiilkii yaraa ayuu weydiiyey: "Waa maxay ninkan gacmaha taagtaagaya?" Waana uu qoslay! Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabay: "Adeer ninkan waa taraafiko, waxa uu kala celiyaa baabuurta maraysa waddada, si aanay isu cariiryin." Ninkii reer miyiga ahaa isaga oo yaaban ayuu yiri: "Rag waa kala howl". Wiilkii yaraa oo dhoolla caddeynaya ayaa yiri: "Adeer waa sax, tani waa mid ka mid ah howlaha magaalada muhiimka u ah, ee wax ma iiga sheegi kartaa, howlaha miyiga ama baadiyaha?". Haa, ayuu ku warceliyey, isaga oo raaciyey: "howlaha miyigu waa badan yihiin, waxaana ka mid ah: dhaqashada xoolaha, sida waraabinta, daajinta, iyo in laga dhowro dugaagga, sidoo kale shaqooyinka miyiga waxaa kamid ah: falashada beeraha, iyo ugaarsiga". Wiilkii yaraa waxa uu ka helay howlaha iyo hab nololeedka miyiga, waxa uuna u mahad celiyey ninkii reer miyiga ahaa. In yar ka dib ninkii waxaa la geeyey suuq weynihii uu doonayey in uu ka soo muraadsado, waxa uuna gatay wixii uu u baahnaa, mahad celin iyo macsalaameyn reerkii ay qaraabada ahaayeen ka dibna, ninkii reer miyigaa ahaa waxa uu u laabtay reerkiisii, isaga oo u geeyey dhar iyo dhuuni iyo agabyo kala duwan oo muhiim u ah dadka iyo duunyada, ka dib waxa uu reerkiisii uga sheekeeyey nolosha magaalada isaga oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyey, "magaalo waxa ay ku dhisan tahay waxa miyiga yaalla". Ninka reer miyiga ahaa waxa uu magaalada u iibkeenay:
- A.Jar
- B.Dibaax
- C.Fardo
- D.Dibi
QEYBTA 1AAD: T. Ka warceli weydiimahan soo socda
- T12 dhibcood
Sheekada: Beribaa waxaa jirey nin reer miyi ah, waxa uu lahaa xoolo ka kooban ishkin iyo ari, nolol barwaaqo ah ayuu ku noolaa, gasiin wacan iyo gurbood ama carruur ayuu heystey, waxaa uu degganaa dhul ramaas iyo biyaba leh oo carra san ah, gaadiid ahaan waxa uu lahaa gammaan iyo awr; kaas oo muhiim u ahaa nolosha dadka reer guuraaga ah maadaama ay mar walba guurguuraan, isla markaana ay biyaha ka doontaan ceelal ama gal biyood ka fog deegaanka ay deggan yihiin. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu magaaladaa u soo iib geeyey ari jar ah; si uu ugu muraadsado ama ugu daneysto, waxa uuna soo abbaaray suuqa lagu iibiyo xoolaha, isaga oo jarkii geeyey sayladda, ugu horreyntii waxa uu la kulmay dallaalkii sayladda, jarkiina waa la baayacay, dabadeena la iibiyey, isaga oo faraqa loogu shubay lacagtii kaashka aheyd, ka dibna waxa uu u soo dhaqaaqay guri ay degganaayeen dad qaraabadiisa ahaa oo ku noolaa magaalada, markii uu yimid guriga oo ay ehelkii kala warqaateen ayuu u sheegay in uu suuqa ka soo muraadsanayo, uuna u baahanyahay qof u rafiiqa oo ka caawiya tukaameysiga, wiil yar oo reerka ka mid ahaa ayaa raacay; si uu u tuso meelaha uu rabo, markii uu farasmagaalaha yimid ayuu la ashqaraaray fooqyada dhaadheer, laamiyada, baabuurta kala duwan ee isdaba socota, dadka tirada badan ee raxan raxanta u socda, si gaar ah waxa uu la yaabay nin taraafiko ah oo isaga oo aamusan gacmaha hadba dhan u taagaya, wiilkii yaraa ayuu weydiiyey: "Waa maxay ninkan gacmaha taagtaagaya?" Waana uu qoslay! Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabay: "Adeer ninkan waa taraafiko, waxa uu kala celiyaa baabuurta maraysa waddada, si aanay isu cariiryin." Ninkii reer miyiga ahaa isaga oo yaaban ayuu yiri: "Rag waa kala howl". Wiilkii yaraa oo dhoolla caddeynaya ayaa yiri: "Adeer waa sax, tani waa mid ka mid ah howlaha magaalada muhiimka u ah, ee wax ma iiga sheegi kartaa, howlaha miyiga ama baadiyaha?". Haa, ayuu ku warceliyey, isaga oo raaciyey: "howlaha miyigu waa badan yihiin, waxaana ka mid ah: dhaqashada xoolaha, sida waraabinta, daajinta, iyo in laga dhowro dugaagga, sidoo kale shaqooyinka miyiga waxaa kamid ah: falashada beeraha, iyo ugaarsiga". Wiilkii yaraa waxa uu ka helay howlaha iyo hab nololeedka miyiga, waxa uuna u mahad celiyey ninkii reer miyiga ahaa. In yar ka dib ninkii waxaa la geeyey suuq weynihii uu doonayey in uu ka soo muraadsado, waxa uuna gatay wixii uu u baahnaa, mahad celin iyo macsalaameyn reerkii ay qaraabada ahaayeen ka dibna, ninkii reer miyigaa ahaa waxa uu u laabtay reerkiisii, isaga oo u geeyey dhar iyo dhuuni iyo agabyo kala duwan oo muhiim u ah dadka iyo duunyada, ka dib waxa uu reerkiisii uga sheekeeyey nolosha magaalada isaga oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyey, "magaalo waxa ay ku dhisan tahay waxa miyiga yaalla". Su'aal: Maxaa ay aheyd sababta ninka reer miyaga ah u iib geeyey ariga?
- T22 dhibcood
Sheekada: Beribaa waxaa jirey nin reer miyi ah, waxa uu lahaa xoolo ka kooban ishkin iyo ari, nolol barwaaqo ah ayuu ku noolaa, gasiin wacan iyo gurbood ama carruur ayuu heystey, waxaa uu degganaa dhul ramaas iyo biyaba leh oo carra san ah, gaadiid ahaan waxa uu lahaa gammaan iyo awr; kaas oo muhiim u ahaa nolosha dadka reer guuraaga ah maadaama ay mar walba guurguuraan, isla markaana ay biyaha ka doontaan ceelal ama gal biyood ka fog deegaanka ay deggan yihiin. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu magaaladaa u soo iib geeyey ari jar ah; si uu ugu muraadsado ama ugu daneysto, waxa uuna soo abbaaray suuqa lagu iibiyo xoolaha, isaga oo jarkii geeyey sayladda, ugu horreyntii waxa uu la kulmay dallaalkii sayladda, jarkiina waa la baayacay, dabadeena la iibiyey, isaga oo faraqa loogu shubay lacagtii kaashka aheyd, ka dibna waxa uu u soo dhaqaaqay guri ay degganaayeen dad qaraabadiisa ahaa oo ku noolaa magaalada, markii uu yimid guriga oo ay ehelkii kala warqaateen ayuu u sheegay in uu suuqa ka soo muraadsanayo, uuna u baahanyahay qof u rafiiqa oo ka caawiya tukaameysiga, wiil yar oo reerka ka mid ahaa ayaa raacay; si uu u tuso meelaha uu rabo, markii uu farasmagaalaha yimid ayuu la ashqaraaray fooqyada dhaadheer, laamiyada, baabuurta kala duwan ee isdaba socota, dadka tirada badan ee raxan raxanta u socda, si gaar ah waxa uu la yaabay nin taraafiko ah oo isaga oo aamusan gacmaha hadba dhan u taagaya, wiilkii yaraa ayuu weydiiyey: "Waa maxay ninkan gacmaha taagtaagaya?" Waana uu qoslay! Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabay: "Adeer ninkan waa taraafiko, waxa uu kala celiyaa baabuurta maraysa waddada, si aanay isu cariiryin." Ninkii reer miyiga ahaa isaga oo yaaban ayuu yiri: "Rag waa kala howl". Wiilkii yaraa oo dhoolla caddeynaya ayaa yiri: "Adeer waa sax, tani waa mid ka mid ah howlaha magaalada muhiimka u ah, ee wax ma iiga sheegi kartaa, howlaha miyiga ama baadiyaha?". Haa, ayuu ku warceliyey, isaga oo raaciyey: "howlaha miyigu waa badan yihiin, waxaana ka mid ah: dhaqashada xoolaha, sida waraabinta, daajinta, iyo in laga dhowro dugaagga, sidoo kale shaqooyinka miyiga waxaa kamid ah: falashada beeraha, iyo ugaarsiga". Wiilkii yaraa waxa uu ka helay howlaha iyo hab nololeedka miyiga, waxa uuna u mahad celiyey ninkii reer miyiga ahaa. In yar ka dib ninkii waxaa la geeyey suuq weynihii uu doonayey in uu ka soo muraadsado, waxa uuna gatay wixii uu u baahnaa, mahad celin iyo macsalaameyn reerkii ay qaraabada ahaayeen ka dibna, ninkii reer miyigaa ahaa waxa uu u laabtay reerkiisii, isaga oo u geeyey dhar iyo dhuuni iyo agabyo kala duwan oo muhiim u ah dadka iyo duunyada, ka dib waxa uu reerkiisii uga sheekeeyey nolosha magaalada isaga oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyey, "magaalo waxa ay ku dhisan tahay waxa miyiga yaalla". Su'aal: Dhul noocee ah ayuu degganaa ninka reer miyiga ahaa
- T32 dhibcood
Sheekada: Beribaa waxaa jirey nin reer miyi ah, waxa uu lahaa xoolo ka kooban ishkin iyo ari, nolol barwaaqo ah ayuu ku noolaa, gasiin wacan iyo gurbood ama carruur ayuu heystey, waxaa uu degganaa dhul ramaas iyo biyaba leh oo carra san ah, gaadiid ahaan waxa uu lahaa gammaan iyo awr; kaas oo muhiim u ahaa nolosha dadka reer guuraaga ah maadaama ay mar walba guurguuraan, isla markaana ay biyaha ka doontaan ceelal ama gal biyood ka fog deegaanka ay deggan yihiin. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu magaaladaa u soo iib geeyey ari jar ah; si uu ugu muraadsado ama ugu daneysto, waxa uuna soo abbaaray suuqa lagu iibiyo xoolaha, isaga oo jarkii geeyey sayladda, ugu horreyntii waxa uu la kulmay dallaalkii sayladda, jarkiina waa la baayacay, dabadeena la iibiyey, isaga oo faraqa loogu shubay lacagtii kaashka aheyd, ka dibna waxa uu u soo dhaqaaqay guri ay degganaayeen dad qaraabadiisa ahaa oo ku noolaa magaalada, markii uu yimid guriga oo ay ehelkii kala warqaateen ayuu u sheegay in uu suuqa ka soo muraadsanayo, uuna u baahanyahay qof u rafiiqa oo ka caawiya tukaameysiga, wiil yar oo reerka ka mid ahaa ayaa raacay; si uu u tuso meelaha uu rabo, markii uu farasmagaalaha yimid ayuu la ashqaraaray fooqyada dhaadheer, laamiyada, baabuurta kala duwan ee isdaba socota, dadka tirada badan ee raxan raxanta u socda, si gaar ah waxa uu la yaabay nin taraafiko ah oo isaga oo aamusan gacmaha hadba dhan u taagaya, wiilkii yaraa ayuu weydiiyey: "Waa maxay ninkan gacmaha taagtaagaya?" Waana uu qoslay! Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabay: "Adeer ninkan waa taraafiko, waxa uu kala celiyaa baabuurta maraysa waddada, si aanay isu cariiryin." Ninkii reer miyiga ahaa isaga oo yaaban ayuu yiri: "Rag waa kala howl". Wiilkii yaraa oo dhoolla caddeynaya ayaa yiri: "Adeer waa sax, tani waa mid ka mid ah howlaha magaalada muhiimka u ah, ee wax ma iiga sheegi kartaa, howlaha miyiga ama baadiyaha?". Haa, ayuu ku warceliyey, isaga oo raaciyey: "howlaha miyigu waa badan yihiin, waxaana ka mid ah: dhaqashada xoolaha, sida waraabinta, daajinta, iyo in laga dhowro dugaagga, sidoo kale shaqooyinka miyiga waxaa kamid ah: falashada beeraha, iyo ugaarsiga". Wiilkii yaraa waxa uu ka helay howlaha iyo hab nololeedka miyiga, waxa uuna u mahad celiyey ninkii reer miyiga ahaa. In yar ka dib ninkii waxaa la geeyey suuq weynihii uu doonayey in uu ka soo muraadsado, waxa uuna gatay wixii uu u baahnaa, mahad celin iyo macsalaameyn reerkii ay qaraabada ahaayeen ka dibna, ninkii reer miyigaa ahaa waxa uu u laabtay reerkiisii, isaga oo u geeyey dhar iyo dhuuni iyo agabyo kala duwan oo muhiim u ah dadka iyo duunyada, ka dib waxa uu reerkiisii uga sheekeeyey nolosha magaalada isaga oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyey, "magaalo waxa ay ku dhisan tahay waxa miyiga yaalla". Su'aal: Maxaa uu la yaabay ninkii reer miyiga ahaa markii uu magaalada yimid?
- T42 dhibcood
Sheekada: Beribaa waxaa jirey nin reer miyi ah, waxa uu lahaa xoolo ka kooban ishkin iyo ari, nolol barwaaqo ah ayuu ku noolaa, gasiin wacan iyo gurbood ama carruur ayuu heystey, waxaa uu degganaa dhul ramaas iyo biyaba leh oo carra san ah, gaadiid ahaan waxa uu lahaa gammaan iyo awr; kaas oo muhiim u ahaa nolosha dadka reer guuraaga ah maadaama ay mar walba guurguuraan, isla markaana ay biyaha ka doontaan ceelal ama gal biyood ka fog deegaanka ay deggan yihiin. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu magaaladaa u soo iib geeyey ari jar ah; si uu ugu muraadsado ama ugu daneysto, waxa uuna soo abbaaray suuqa lagu iibiyo xoolaha, isaga oo jarkii geeyey sayladda, ugu horreyntii waxa uu la kulmay dallaalkii sayladda, jarkiina waa la baayacay, dabadeena la iibiyey, isaga oo faraqa loogu shubay lacagtii kaashka aheyd, ka dibna waxa uu u soo dhaqaaqay guri ay degganaayeen dad qaraabadiisa ahaa oo ku noolaa magaalada, markii uu yimid guriga oo ay ehelkii kala warqaateen ayuu u sheegay in uu suuqa ka soo muraadsanayo, uuna u baahanyahay qof u rafiiqa oo ka caawiya tukaameysiga, wiil yar oo reerka ka mid ahaa ayaa raacay; si uu u tuso meelaha uu rabo, markii uu farasmagaalaha yimid ayuu la ashqaraaray fooqyada dhaadheer, laamiyada, baabuurta kala duwan ee isdaba socota, dadka tirada badan ee raxan raxanta u socda, si gaar ah waxa uu la yaabay nin taraafiko ah oo isaga oo aamusan gacmaha hadba dhan u taagaya, wiilkii yaraa ayuu weydiiyey: "Waa maxay ninkan gacmaha taagtaagaya?" Waana uu qoslay! Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabay: "Adeer ninkan waa taraafiko, waxa uu kala celiyaa baabuurta maraysa waddada, si aanay isu cariiryin." Ninkii reer miyiga ahaa isaga oo yaaban ayuu yiri: "Rag waa kala howl". Wiilkii yaraa oo dhoolla caddeynaya ayaa yiri: "Adeer waa sax, tani waa mid ka mid ah howlaha magaalada muhiimka u ah, ee wax ma iiga sheegi kartaa, howlaha miyiga ama baadiyaha?". Haa, ayuu ku warceliyey, isaga oo raaciyey: "howlaha miyigu waa badan yihiin, waxaana ka mid ah: dhaqashada xoolaha, sida waraabinta, daajinta, iyo in laga dhowro dugaagga, sidoo kale shaqooyinka miyiga waxaa kamid ah: falashada beeraha, iyo ugaarsiga". Wiilkii yaraa waxa uu ka helay howlaha iyo hab nololeedka miyiga, waxa uuna u mahad celiyey ninkii reer miyiga ahaa. In yar ka dib ninkii waxaa la geeyey suuq weynihii uu doonayey in uu ka soo muraadsado, waxa uuna gatay wixii uu u baahnaa, mahad celin iyo macsalaameyn reerkii ay qaraabada ahaayeen ka dibna, ninkii reer miyigaa ahaa waxa uu u laabtay reerkiisii, isaga oo u geeyey dhar iyo dhuuni iyo agabyo kala duwan oo muhiim u ah dadka iyo duunyada, ka dib waxa uu reerkiisii uga sheekeeyey nolosha magaalada isaga oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyey, "magaalo waxa ay ku dhisan tahay waxa miyiga yaalla". Su'aal: Maxaa uu yiri ninkii reer miyiga ahaa markii uu la yaabay ninka taraafikada ah?
- T52 dhibcood
Sheekada: Beribaa waxaa jirey nin reer miyi ah, waxa uu lahaa xoolo ka kooban ishkin iyo ari, nolol barwaaqo ah ayuu ku noolaa, gasiin wacan iyo gurbood ama carruur ayuu heystey, waxaa uu degganaa dhul ramaas iyo biyaba leh oo carra san ah, gaadiid ahaan waxa uu lahaa gammaan iyo awr; kaas oo muhiim u ahaa nolosha dadka reer guuraaga ah maadaama ay mar walba guurguuraan, isla markaana ay biyaha ka doontaan ceelal ama gal biyood ka fog deegaanka ay deggan yihiin. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa uu magaaladaa u soo iib geeyey ari jar ah; si uu ugu muraadsado ama ugu daneysto, waxa uuna soo abbaaray suuqa lagu iibiyo xoolaha, isaga oo jarkii geeyey sayladda, ugu horreyntii waxa uu la kulmay dallaalkii sayladda, jarkiina waa la baayacay, dabadeena la iibiyey, isaga oo faraqa loogu shubay lacagtii kaashka aheyd, ka dibna waxa uu u soo dhaqaaqay guri ay degganaayeen dad qaraabadiisa ahaa oo ku noolaa magaalada, markii uu yimid guriga oo ay ehelkii kala warqaateen ayuu u sheegay in uu suuqa ka soo muraadsanayo, uuna u baahanyahay qof u rafiiqa oo ka caawiya tukaameysiga, wiil yar oo reerka ka mid ahaa ayaa raacay; si uu u tuso meelaha uu rabo, markii uu farasmagaalaha yimid ayuu la ashqaraaray fooqyada dhaadheer, laamiyada, baabuurta kala duwan ee isdaba socota, dadka tirada badan ee raxan raxanta u socda, si gaar ah waxa uu la yaabay nin taraafiko ah oo isaga oo aamusan gacmaha hadba dhan u taagaya, wiilkii yaraa ayuu weydiiyey: "Waa maxay ninkan gacmaha taagtaagaya?" Waana uu qoslay! Wiilkii yaraa ayaa ku jawaabay: "Adeer ninkan waa taraafiko, waxa uu kala celiyaa baabuurta maraysa waddada, si aanay isu cariiryin." Ninkii reer miyiga ahaa isaga oo yaaban ayuu yiri: "Rag waa kala howl". Wiilkii yaraa oo dhoolla caddeynaya ayaa yiri: "Adeer waa sax, tani waa mid ka mid ah howlaha magaalada muhiimka u ah, ee wax ma iiga sheegi kartaa, howlaha miyiga ama baadiyaha?". Haa, ayuu ku warceliyey, isaga oo raaciyey: "howlaha miyigu waa badan yihiin, waxaana ka mid ah: dhaqashada xoolaha, sida waraabinta, daajinta, iyo in laga dhowro dugaagga, sidoo kale shaqooyinka miyiga waxaa kamid ah: falashada beeraha, iyo ugaarsiga". Wiilkii yaraa waxa uu ka helay howlaha iyo hab nololeedka miyiga, waxa uuna u mahad celiyey ninkii reer miyiga ahaa. In yar ka dib ninkii waxaa la geeyey suuq weynihii uu doonayey in uu ka soo muraadsado, waxa uuna gatay wixii uu u baahnaa, mahad celin iyo macsalaameyn reerkii ay qaraabada ahaayeen ka dibna, ninkii reer miyigaa ahaa waxa uu u laabtay reerkiisii, isaga oo u geeyey dhar iyo dhuuni iyo agabyo kala duwan oo muhiim u ah dadka iyo duunyada, ka dib waxa uu reerkiisii uga sheekeeyey nolosha magaalada isaga oo hadalkiisa ku soo gabagabeeyey, "magaalo waxa ay ku dhisan tahay waxa miyiga yaalla". Su'aal: Maxaa ay ku dhisan tahay magaalo sida uu u arko ninka reer miyiga ahaa?
Qebtii 2aad: Erayo, B. Isku beeg erayada iyo macnahooda (10 dhibcood)
- E12 dhibcood
Isku beeg erayada iyo macnahooda. Macnaha: Roobka aroorti da'a. Erayada: Daad, Xuurto, Buuni, Mayaay, Guurti.
- E22 dhibcood
Isku beeg erayada iyo macnahooda. Macnaha: Dadka wax garadka ah oo bulshada hoggaamiya. Erayada: Daad, Xuurto, Buuni, Mayaay, Guurti.
- E32 dhibcood
Isku beeg erayada iyo macnahooda. Macnaha: Biyaha soo rogmay ee roob ka. Erayada: Daad, Xuurto, Buuni, Mayaay, Guurti.
- E42 dhibcood
Isku beeg erayada iyo macnahooda. Macnaha: Neefta qofka aad u orday ee daalay. Erayada: Daad, Xuurto, Buuni, Mayaay, Guurti.
- E52 dhibcood
Isku beeg erayada iyo macnahooda. Macnaha: Waa qof aqoon dheerad ah leh, ama caalim. Erayada: Daad, Xuurto, Buuni, Mayaay, Guurti.
Qebta 3aad: Naxwe, B. Isku beeg erayada isku ildka ah (10 dhibcood)
- I12 dhibcood
Isku beeg erayada isku ildka ah. Eray: Geeddi. Erayada qeybta labaad: Jiq, Qurbac, Af garooc, Nagaadi, Horaad.
- I22 dhibcood
Isku beeg erayada isku ildka ah. Eray: Aftahan. Erayada qeybta labaad: Jiq, Qurbac, Af garooc, Nagaadi, Horaad.
- I32 dhibcood
Isku beeg erayada isku ildka ah. Eray: Dambeed. Erayada qeybta labaad: Jiq, Qurbac, Af garooc, Nagaadi, Horaad.
- I42 dhibcood
Isku beeg erayada isku ildka ah. Eray: Kax. Erayada qeybta labaad: Jiq, Qurbac, Af garooc, Nagaadi, Horaad.
- I52 dhibcood
Isku beeg erayada isku ildka ah. Eray: Nirig. Erayada qeybta labaad: Jiq, Qurbac, Af garooc, Nagaadi, Horaad.
Qebta 3aad: Naxwe, T. Wadarey erayadaan soo socda (10 dhibcood)
- W12 dhibcood
Wadarey erayga soo socda: Libaax
- W22 dhibcood
Wadarey erayga soo socda: God
- W32 dhibcood
Wadarey erayga soo socda: Seef
- W42 dhibcood
Wadarey erayga soo socda: Oday
- W52 dhibcood
Wadarey erayga soo socda: Wan
Qebta 3aad: Naxwe, J. Ku dar erayadaan qodabbada ku habboon (10 dhibcood)
- Q12 dhibcood
Ku dar erayga qodobka ku habboon: Baabuur _____
- Q22 dhibcood
Ku dar erayga qodobka ku habboon: Sabuurad _____
- Q32 dhibcood
Ku dar erayga qodobka ku habboon: Loox _____
- Q42 dhibcood
Ku dar erayga qodobka ku habboon: Koob _____
- Q52 dhibcood
Ku dar erayga qodobka ku habboon: Far _____
Qebta 4aad: Suugaan, Ka warceli weydiimahan soo socda (12 dhibcood)
- S13 dhibcood
Maxaa ay ku kala duwan yihiin Murti iyo mahmaah?
- S23 dhibcood
U kala saar tuducdan hoojis iyo hooris [Allahayow casiis baa tihiyo caadilkii jira e]
- S33 dhibcood
Soo koob argtida ay xambaarsan yihiin tuducyada soo socda: Dadka waa ugu weynahay / Guun soo jiraan aahay / Nuux iyo gadaashii / Duufaan ka gurkii / Baddii jiidhay gabiyada / Dhulkii giigsanaan jiray / Meeshuu ku kala go'ay / Gardafooy agteediyo / Wali goobti baan naal.
- S43 dhibcood
Falanqee tuducyadan ujeeddada ay xambaarsan yihiin: Daaraha Shawo iyo Xamar kolkaan dayr isugu keeno / Qaar kalaan ku soo dari lahaa oo dirkooda ahe / Dawlad weyn ha noqataan lahaa waayo dabadeede.
Qeybta 5aad: ka warceli weydiimaha soo socda (8 dhibcood)
- F12 dhibcood
Kuma ayaa suugaantiisa ku yir tuducyada soo socda: Dumaal xumi walaalkaa ii dhintey kugu direysaaye / Ka dartoo haddey dibi dhashiyo mayd daliigya lehe / Doohdoodna waa lagu dayaa awr hadduu dido e
- F22 dhibcood
Si kooban u qeex "xiriiriye".
- F32 dhibcood
Maxaa loola jeedaa erayaga (siig)?
- F42 dhibcood
Kuma ayaa curiyey riwaayadda Shabeel Naagood?
Qeybta 6aad: curis (10 dhibcood)
- C110 dhibcood
Ka qor mid ka mid ah mowduucyada curis ee kooban ugu yaraan 10 sadar: Qiimaha hooyada; Ahmiyadda Iskaashiga.
Imtixaanka waxaa diyaarisay Federal Ministry of Education, Culture and Higher Education (MoECHE), Somalia. Waxaa lagu wadaagay bilaash si ardaydu ugu diyaargaroobaan. Jawaabaha iyo sharaxyada waxaa qoray macallimiinta Sheerxirfad.
Imtixaanada kale ee hore ee Form 4 Af-Soomaali
- Imtixaanka qaranka 2024/202541 su'aalood, 100 dhibcood, 120 daqiiqo
- Imtixaanka qaranka 202240 su'aalood, 100 dhibcood, 120 daqiiqo
- Imtixaanka qaranka 202133 su'aalood, 100 dhibcood, 120 daqiiqo
- Imtixaanka qaranka 202043 su'aalood, 100 dhibcood, 120 daqiiqo
- Imtixaanka qaranka 201847 su'aalood, 100 dhibcood, 120 daqiiqo




