Macallimiinteenna

Baro 42 macallin ee wax ka dhiga Sheerxirfad. Arag waxa mid kastaa dhigo, fur boggiisa, daawo cashar bilaash ah oo akhri waxa ardaydiisu yiraahdeen.

Koorso ma raadinaysaa?

Macallin kasta oo halkan ku jira wuxuu leeyahay koorsooyin aad maanta bilaabi karto, qaar badanna waxay leeyihiin casharro bilaash ah oo aad daawan karto adigoon akoon lahayn.

Eeg dhammaan koorsooyinka
Sheerxirfad

Barta ugu horreysa ee waxbarashada online-ka ah ee Soomaaliya. Ku baro ACCA, xisaabtanka, ganacsiga iyo teknoolajiyada Af-Soomaali iyo English telefoon kasta, oo hel shahaado la xaqiijiyay.

Waxaan aqbalnaa

Payment method 1
Payment method 2
Payment method 3
Payment method 4

© Copyright 2026 Sheerxirfad, Dhammaan xuquuqda waa la dhowray. Waxaa farsameeyay Ilays Solutions