
Dadkii ku koriyay, waxa maanta ku qaabeynaya, iyo raadka aad ka tegayso
Dhaxalka Aan La Qorin, Abdihakin Elmi
Dhaxalka Aan La Qorin waa buug ku saabsan waxa ay dadkii na koriyay nooga tageen, iyo waxa aynu annagu dad kale uga tegayno. Qoraagu wuxuu ku bilaabaa sheekadiisa: aabbihii oo geeriyooday isagoo wiil yar ah, iyo magac uu ilaa maanta sido. Buuggu saddex qaybood ayuu u kala baxaa. Qaybta koowaad waxay ka hadlaysaa dadkii ku koriyay: hooyada, aabbaha, saaxiibka, qofka guriga kuu jooga, iyo qofka aad guursato. Qaybta labaad waxay ka hadlaysaa waxa maanta ku qaabeynaya: culayska curadka, gabarta guriga, xaaraanta, waqtiga bannaan, iyo waxa adag. Qaybta saddexaadna waxay ka hadlaysaa raadka aad ka tegayso: cabashada ilmaha, waalidnimada, iyo dadka aad korinayso adigoon ogayn. Cutub kastaa wuxuu leeyahay sheeko, su'aalo aad naftaada weydiiso, iyo tallaabooyin aad toddobaadkan qaaddo.
189 pages, with a voice reading every page.
Pay with EVC Plus, Zaad, Sahal, a card or a transfer. It opens here and in the app at once.
The first 15 pages are free to read and hear.
A free account is needed, so your place is kept.
Read and listened to in the app and on the site. Not for download.
Contents
- Tusmadapage 5
- Hordhacpage 6
- Dadkii Ku Koriyaypage 9
- Hooyadapage 10
- Aabbahapage 19
- Saaxiibkapage 31
- Qofka Guriga Kuu Joogapage 41
- Qofka Aad Guursatopage 52
- Waxa Maanta Ku Qaabeynayapage 64
- Curadkapage 65
- Gabarta Gurigapage 78
- Markii Ugu Horraysaypage 91
- Xaaraantapage 102
- Waqtiga Bannaanpage 112
- Waxa Adagpage 122
- Raadka Aad Ka Tegaysopage 133
- Cabashada Ilmahapage 134
- Waxa Aan La Sheeginpage 146
- Waalidnimadapage 157
- Yaad Korinaysaa?page 169
- Gabagabopage 179
- Hal Cutub, Hal Tallaabopage 181
- Hal Toddobaad, Hal Cutubpage 184
- Mahadnaqpage 187
- Ku Saabsan Qoraagapage 188




