
Barasho, Barid, iyo Barbaarin
Halgan iyo Hoggaan, Abdirahman media
Halgan iyo Hoggaan waa taariikh-nololeed shakhsiyeed oo ka warramaysa nolosha mid ka mid ah culimada Soomaaliyeed. Waxaad ka akhrisan doontaa halgankii dheeraa ee uu u soo maray raadinta iyo barashada culuumta Islaamka, isagoo weli da' yar, dhowr iyo toban jir. Buuggu wuxuu diiradda saarayaa dhacdooyinkii si toos ah u taabtay noloshiisa, gaar ahaan kuwii uu door muuqda ku lahaa ama saamayn ku yeeshay go'aamadiisa. Fiiro gaar ah: ma aha dhigan taariikheed oo guud. Sidaa darteed, waxaa dhici karta inaadan ka helin taariikho aad filaysay ama faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan mawduucyada qaarkood. Cinwaanku wuxuu u egyahay mid siyaasadda la xiriira, laakiin buuggu wuxuu ku saabsan yahay safarka cilmiga. Waxaa u wanaagsan akhristayaasha jecel taariikh-nololeedyada, culimada Soomaaliyeed iyo sida cilmiga loo raadiyo.
274 pages, with a voice reading every page.
Pay with EVC Plus, Zaad, Sahal, a card or a transfer. It opens here and in the app at once.
The first 15 pages are free to read and hear.
A free account is needed, so your place is kept.
Read and listened to in the app and on the site. Not for download.
Contents
- Cutubka 2: Halgankii Xer-nimada...................................17page 7
- Cutubka 3: Muuqaalkii Siyaasadeed ee Dalka .................27page 7
- Cutubka 4: Waxbarashada Nidaamiga ah........................41page 7
- Cutubka 1: Noloshii Miyiga iyo Barashadii Qur'aanka....1page 7
- Cutubka 5: Shaqada Qaranka ..........................................61page 8
- Cutubka 6: Baraarugga Islaamka (Saxwada) ...................87page 8
- Cutubka 7: Maamulkii Al itixaad Al Islaami ee Gedo. 119page 8
- CUTUBKApage 33
- CUTUBKA 2 HALGANKII XER-NIMADApage 47
- CUTUBKApage 49
- CUTUBKA 3 MUUQAALKII SIYAASADEED EE DALKApage 57
- CUTUBKA 4 WAXBARASHADA NIDAAMIGA AHpage 71
- CUTUBKApage 73
- CUTUBKA 5 SHAQADA QARANKApage 91
- CUTUBKApage 93
- CUTUBKA 6 BARAALUGGA ISLAAMKA (SAXWADA)page 117
- CUTUBKApage 119
- CUTUBKA 7 MAAMULKII AL ITIXAAD AL ISLAAMI EE GEDOpage 149
- CUTUBKApage 151
- CUTUBKA 8 FAALLOOYINKA SAAXIIBBADII SHEEKHApage 233
- CUTUBKApage 235




