Abdullahi Mohamed
About Abdullahi Mohamed
Waxaan ahay Injineer (Civil Engineer) iyo Draft Engineer khibrad 6 sano ah (2020–2026) u leh naqshadaynta iyo maamulka mashaariicda dhismaha. Waxaan ku takhasusay diyaarinta khariidado dhameestiran oo 2D iyo 3D ah, qorshaynta qaab-dhismeedka xaafadaha, iyo dabbaqidda halbeegyada caalamiga ah ee injineernimada. Waxaan leeyahay xirfad sare oo dhanka softweerada naqshadaynta iyo kormeerka goobta shaqada, anigoo mar walba diiradda saara tayada, badbaadada, iyo dhamystirka mashaariicda mudaysan




