Form 4 Geography (Juqraafi) national exam 2022 with answers
The 2022 Form 4 national exam paper for Form 4 Geography (Juqraafi), question by question. Take it timed like the real exam, then see the answer and explanation to every question.
- 30 questions, 100 marks
- 120 minutes
Take this paper
120 minutes, 100 marks. Multiple choice is marked for you; you mark your written answers against the marking points.
A free account is needed to start, so your answers and results are saved.
Instructions to candidates
Answer all the questions on the answer booklet. Questions are printed in Somali, English and Arabic.
Weydiinta koowaad: Goobo geli xarafka weedha saxda ah dhammaan weedhaha soo socda (60)
Part (1): Circle the letter of the correct answer (60)
- 13 marks
Cilmiga quseeyo diraaseynta carrada, biyaha, dhaqdhaqaaqa dhulka iyo wixii la halmaalo waxaa lagu magacaabaa: (English: The scientific study of earth's soil, water and finding solutions to pollution is called:)
- A.jiyoolajiga Handasada
- B.jiyoolajiga Saliidda
- C.Jiyoolojiyada waxbarashada
- D.jiyoolajiga Deegaanka
- 23 marks
Carrada laga helo daltooyinka wabiyada Jubba iyo Shabeelle waxaa loo yaqaannaa: (English: The type of soil found in the Shabeelle and Jubba river deltas is:)
- A.Bannaan xeebdeeka
- B.Dhoobada madow
- C.Foolkaano
- D.Nuurad
- 33 marks
Waxaa dhanka bariga kaga beegan Soomaaliya (English: Somalia is bordered on the east by:)
- A.Gacanka Cadmeed
- B.Baab al Mandal
- C.Badweynta Hindiya
- D.Badda Cas
- 43 marks
Soomaaliya waxaa ay ka kooban tahay _____ gobol. (English: Somalia consists of _____ regions.)
- A.7
- B.12
- C.16
- D.18
- 53 marks
Maxaa lagu magacaabaa buurta ugu dheEr Soomaaliya? (English: Which mountain has the highest peak in Somalia?)
- A.Surad
- B.Daallo
- C.Calmadow
- D.Buur Hakaba
- 63 marks
Wax soosaarka ugu muhiimsan ee ay Soomaalidu dhoofiso waa: (English: The most important commodity which Somalia exports is:)
- A.Kabaha
- B.Dharka
- C.Miraha
- D.Xoolaha
- 73 marks
Dekedda ugu shaqada iyo dakhliga badan ee dalkeenna waxa ay ku taallaa magaalada: (English: The busiest seaport which also generates the most revenue is located in:)
- A.Marko
- B.Baraawe
- C.Muqdisho
- D.Kismaayo
- 83 marks
Kororka dadka ee ka sarreeyo ilaha dhaqaale ee dal uu leeyahay ayaa la yiraahdaa: (English: A population growth which exceeds the natural resources of a country is called population:)
- A.Taran joogsi
- B.Taran qulub
- C.Tarah fatah
- D.Taran xir
- 93 marks
Maxaa loo yaqaannaa qeyb ama koox loo soo qaato in ay metesho bulsho la tirokoobay si loo baaro ama loo diraasadeeyo? (English: A group of people or items selected randomly to represent a population is called:)
- A.Lakab bulsheed
- B.Muunad
- C.Koox hawleed
- D.Urur
- 103 marks
Waa maxay cilmiga la xiriiro ururinta, nidaaminta iyo soo bandhigidda nidaamsaN ee xogaha bulsho? (English: The first source from which a population's number, distribution and other characteristics are obtained is:)
- A.Tirokoob
- B.Maamul bulsho
- C.Maamulka iyo maareynta
- D.Cilmibaaris
- 113 marks
Xuduudaha ay asteeyaan buuraha, webiyada iyo badaha waxaa loo yaqaannaa: (English: The type of border which is marked by mountains, rivers and seas is called:)
- A.Xuduud dabiici ah
- B.Xuduud ilbaxnimo
- C.Xuduud handasi ah
- D.Xuduud keymo
- 123 marks
Gumeystaha ku caawiyay Itoobiya in ay gacanta ku dhigto Soomaali Galbeed waa: (English: Which colonial power assisted Ethiopia in annexing western Somalia?)
- A.Talyaaniga
- B.Ingiriisiga
- C.Faransiiska
- D.Boortaqiiska
- 133 marks
Waxyaabaha sababo sameysanka sohdin siyaasadeedka waxaa ka mid ah: (English: Among the factors which led to the establishment of borders is:)
- A.Gumeystaha
- B.Ciyaaraha
- C.Socdaalka
- D.Dhammaan
- 143 marks
Tilmaamaha cimilada gobollada kulul waxaa ka mid ah: (English: The following is a characteristic of tropical regions:)
- A.Heerkulka oo sarreeyo sanadka oo dhan
- B.Heerkul sare xiliga xagaaga, qabow daran xiliga jiilaalka
- C.Qalleyl xiliga xagaaga, diirrimaad roob leh xiliga jiilaalka
- D.Dhex-dhexaad xiliga xagaaga, qabow xiliga jiilaalka
- 153 marks
Heerkulka dunida oo kordha waxaa sababo: (English: One of the causes of increased temperatures is:)
- A.Wasakhowga carrada
- B.Kalluumeysiga badan
- C.Adeegsiga shidaalka dhulka laga qodo
- D.Wasakhowga biyaha
- 163 marks
Biyaha wasakheysan waxaa ay halis ku yihiin: (English: Unclean water is dangerous to:)
- A.Dhismayaasha
- B.Caafimaadka aadanaha
- C.Gaadiidka
- D.waddooyinka
- 173 marks
Dalalka dunida ugu caansan dalxiiska waxaa ka mid ah: (English: Which of the following country is a popular destination for tourists?)
- A.Turkiga
- B.Soomaaliya
- C.Kiiniya
- D.Angoola
- 183 marks
Wabiga duniga ugu dheer waa: (English: What is the longest river in the world?)
- A.Jubba
- B.Niil
- C.Furaat
- D.Congo
- 193 marks
Wabiga Jubba waxa uu ku biyo shubaa badweynta: (English: The Jubba River in Somalia joins with the _____ ocean.)
- A.Hindiya
- B.Atlaantikada
- C.Baasifigga
- D.Artikga
- 203 marks
Jiidaha kalluumeysiga ee Soomaaliya waxaa ka mid ah: (English: Fishing zones in Somalia are found in:)
- A.Marka iyo Kismaayo
- B.Badhan iyo Dhahar
- C.Luuq iyo Doolow
- D.Xuddur iyo Waajid
Weydiinta Labaad: Kajawaab su'aalaha soo socdo (40)
Part 2: Answer the following questions (40). Marks per question not printed; 4 each assumed.
- 214 marks
Qeex cilmiga Jiyooloojiga. (English: Define geology)
- 224 marks
Ku muuji khariidadda hoos ku sawiran dalka Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah. (English: On the map below, label (write) Somalia and the neighboring countries)

- 234 marks
Sharrax ahammiyadda ay inoo leedahay baddu. (English: Explain the importance of the sea)
- 244 marks
Tilmaan ahammiyadda istaraatiijiyadeed ee dhulka Soomaaliya. (English: Describe the strategic location of Somalia)
- 254 marks
Caddee caqabadaha ku hor gudban tirokoobidda dadka Soomaaliyeed. (English: Determine the barriers inhibiting the conduct of a census in Somalia.)
- 264 marks
Adiga oo tixraacaayo qaabdhismeedka da'da dadka Soomaaliyeed, tilmaan kooxda (ama da'da) ugu tiro badan. (English: Referring to the composition of Somalia's population in terms of age, identify the largest group.)
- 274 marks
Isbarbardhig caqabadaha heysta waaxyaha kalluumeysiga iyo beero qodashada soomaaliyeed. (English: Compare challenges facing the fishing and farming sectors in Somalia.)
- 284 marks
Tilmaan sababaha dadka ay uga soo hijroodaan/socdaalaan miyiga iyaga oo aadaya magaalooyinka (English: Describe the reasons behind rural to urban migration)
- 294 marks
Caddee ilaha ay ka yimaaddaan biyaha ku jira dhulka guntiisa hoose. (English: Identify the sources of underground water.)
- 304 marks
Ka faalloo siyaabaha loo yareyn karo jaridda dhirta loo adeegsado dhuxusha (English: Analyze ways in which cutting trees for charcoal can be reduced.)
Paper set by the Federal Ministry of Education, Culture and Higher Education (MoECHE), Somalia. Shared free of charge to help students prepare. The answers and explanations are written by Sheerxirfad teachers.




