Course curriculum
Requirements
Basic knowledge and willingness to learn
Outcomes
Complete understanding of Complete Beginner Cybersecurity Course
What students say(27)
Waxaan ahay arday ku cusub barnaamijka Cyber security Era waxaan maqli jirey in internet ka uu ka dhaco attack internet ka , waxaan qaatey aan dhameestey Complete Beginner Cybersecurity Course taas oo ii ahayd course igu horeeyey , wuxuu ii noqdey mid indhaha igu furey oo aan hadda igu dhaliyey in aan sii wato ilaa aan heer sare aan ka gaaro Cyber security Professtional. waxaan u mahadnaqaya Sheerxirfad team gaar ahaan Macallin ka Course ka Abdihakim Elmi oo si aad u fudud igu fahansiyey sida ay udhacaan weerada internet ka iyo qalabyada la adeegsado marka la sameynaayo weerar ka internetka iyo sida la isaga difaaco. Mahadsanidiin
Yaa group noqona oo cyper
Thanks




