Course curriculum
Requirements
Basic knowledge and willingness to learn
Outcomes
Complete understanding of Content Creation Training Tababar
What students say(4)
Mahad oo dhan ilaahey bey u sugnaatay . Si khaas ah Ustaad Cumar ayaa u mahadcelinaya . Course kaan 3 cashar ayaa ii dhimman, waxa xaqiiqo in aan wax badan fahmay xitaa hadda aan isku dayi karo inan fikrad raadiyo, helo , keydiyo, baaro , xog uruursado ka dib aan Q. Ustaad aad ba u mahadsan tahay waxan jeclaan lahaa course yada la xiriira content creation ka inaan helno. Si aqoonteenu ay usii kororto.




